{"id":17513,"date":"2019-02-22T10:52:28","date_gmt":"2019-02-22T10:52:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17513"},"modified":"2019-02-22T13:05:28","modified_gmt":"2019-02-22T13:05:28","slug":"amisom-oo-wareejisay-saldhig-ay-ka-hirgelisay-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/amisom-oo-wareejisay-saldhig-ay-ka-hirgelisay-baladweyne\/","title":{"rendered":"AMISOM  oo Wareejisay Saldhig ay ka hirgelisay Baladweyne."},"content":{"rendered":"<p>Dhismaha saldhigaan waxaa mas&#8217;uuliyadiisa qaatay Booliiska AMISOM ee ku sugan Magaalada Baladwyene.<\/p>\n<p>Waxa ay dhiseen Xafiisyo kooban oo ay ku shaqeynayaan Saraakiil Booliis Soomaali ah, si wax looga qabto Xaaladaha Amni darro, Kiisaska dadka ay isku heystaan iyo adeegyada guud ee ay ugu baahan yihiin Saldhigyada Booliiska.<\/p>\n<p>Cabdiraxiim Muxumad Taakoy, Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Magaalada Baladweyne ay ballaaratay, sidaas awgeed ay u baahatay in La kordhiyo Saldhigyo booliis.<\/p>\n<p>AMISOM ayuu ugu mahad celiyay in ay u hirgeliyeen Saldhig laga dhisay Xaafadda Howlwadaag oo kamid ah Xaafadaha Magaalada Baladweyne.<\/p>\n<figure style=\"width: 1920px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/52574004_342351406488457_113134918954909696_n.png?_nc_cat=108&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=b41bed6cafc0ba3e4d48ee27d082cb45&amp;oe=5CEA3FD8\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Cabdiraxiin Taakoy Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Hiiraan.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Maxwell Chikunguru, oo ah isku duwaha dib u habeynta iyo Dib u dhiska AMISOM ayaa sheegay in saldhigaan uu muhiim u yahay dib usoo celinta xasiloonada iyo kala dambeynta.<\/p>\n<p>Waxa uu ka dalbaday saraakiisha Booliiska Soomaalida ee halkaa ku shaqeyn doonto in ay ugu adeegaan shacabka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan Maanta halkaan u nimid in aan soo gaba-gabeynayo howshii lagu hirgelinayay saldhigaan booliiska, sida aad u ogtihiin Saldhiggan shaqadiisa waxa uu muhiim u yahay deegaankaan,\u00a0 si looga hubiyo xasiloonida iyo kala dambeynta, sidaas awgeed qof waliba waxa uu ogsoon yahay qofshaha kala guurka iyo u diyaar garowga halka loo marayo, waxaana looga baahan yahay booliiska Soomaaliya in ay awood buuxda u yeeshaan hubinta dib usoo celinta Sharciga iyo kala dambeynta&#8221;. Ayuu yiri Maxwell oo ah isku duwaha dib u habeynta dib u dhiska AMISOM.<\/p>\n<figure style=\"width: 2048px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/s2048x2048\/52498820_1825826997523259_8346794204155871232_n.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=207b65ec12087ff6573a5e6d370d7440&amp;oe=5CF009F2\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Maxwell Chikunguru, oo ah isku duwaha dib u habeynta iyo Dib u dhiska AMISOM<\/figcaption><\/figure>\n<p>Maxmaed Macow Xalane oo kamid ah saraakiisha Booliiska ee ku shaqeyn doonto Saldhigaan ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin in lagu wareejiyo Mas&#8217;uuliyadda Saldhigaan.<\/p>\n<p>Waxa uu ballanqaaday ay ugu shaqeyn doonaan baahida ay kolkii hore u dalbadeen, isla markaana ay tixgelin doonaan shacabka ay ugu adeegayaan.<\/p>\n<figure style=\"width: 2048px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/s2048x2048\/52917306_2399129233431893_7015547830672556032_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=85aa76d8e99926dbbc482100766e29cb&amp;oe=5CE03E6E\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Maxmaed Macow Xalane Taliyaha Saldhigga cusub ee la dhisay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Booliiska AMISOM ayaa Ciidamada Booliiska Dowladda Federalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada kala shaqeeya tababarada iyo dib u dhiska, xiliyada qaar waxa ay kala qaybqaataan howlgalada ay sameeyaan.<\/p>\n<figure style=\"width: 1920px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/52840259_2045146085782919_8122494776982372352_n.png?_nc_cat=104&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=a8ce9c5204870ef30f92f1dc71f2f3c8&amp;oe=5CE307B6\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Maxwell Chikunguru iyo Maxamed Macow, kala wareegista furaha Saldhigga.<\/figcaption><\/figure>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/s2048x2048\/53110981_353639158817661_1786444870282379264_n.jpg?_nc_cat=103&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=d59671a37b127955979268ec31bdb504&amp;oe=5CEE9D37\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/s2048x2048\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/s2048x2048\/52519430_260792091500316_848402314661199872_n.jpg?_nc_cat=102&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=a9e6c1a61d8babbabfff6342c6b5c964&amp;oe=5CEA4287\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/s2048x2048\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/s2048x2048\/52480972_398428117589962_2371860732477177856_n.jpg?_nc_cat=108&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=2841647a3f0e883d97ffb8f58227a977&amp;oe=5CDF181E\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/s2048x2048\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhismaha saldhigaan waxaa mas&#8217;uuliyadiisa qaatay Booliiska AMISOM ee ku sugan Magaalada Baladwyene. Waxa ay dhiseen Xafiisyo kooban oo ay ku shaqeynayaan Saraakiil Booliis Soomaali ah, si wax looga qabto Xaaladaha Amni darro, Kiisaska dadka ay isku heystaan iyo adeegyada guud ee ay ugu baahan yihiin Saldhigyada Booliiska. Cabdiraxiim Muxumad Taakoy, Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":17514,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17513"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17513"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17513\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17514"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}