{"id":17501,"date":"2019-02-22T06:22:12","date_gmt":"2019-02-22T06:22:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17501"},"modified":"2019-02-22T06:22:12","modified_gmt":"2019-02-22T06:22:12","slug":"ciidanka-dowladda-iyo-shabaab-oo-ku-dagaalamay-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-dowladda-iyo-shabaab-oo-ku-dagaalamay-sh-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka dowladda iyo Shabaab oo ku dagaalamay Sh.Hoose."},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo Saqdii dhexe ee Xalay ka dhacay deegaanka Golweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii Ururka Al Shabaab ay weerar saf balaaran ah ku qaadeen fariisin Ciidanka dowladda ay ku leeyihiin Deegaanka Golweyn.<\/p>\n<p>Dagaalka oo mudo saacado ah socday ayaa geystay khasaare kala duwan oo soo kala gaaray dhinacyada dagaalamay iyo dad shacab ah.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegeen inay khasaare xoogan gaarsiiyeen Shabaabka weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda ayaa saakay wada hawlgal amniga lagu xaqiijinayo, waxayna ku daba jiraan raggii weerarkan ka dambeeyay.<\/p>\n<p>Shabaab dhankooda wali wax war ah kama soo saarin weerarka ay xalay qaadeen iyo khasaraaha ka dhashay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo Saqdii dhexe ee Xalay ka dhacay deegaanka Golweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii Ururka Al Shabaab ay weerar saf balaaran ah ku qaadeen fariisin Ciidanka dowladda ay ku leeyihiin Deegaanka Golweyn. Dagaalka oo mudo saacado ah socday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17501"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17501"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17501\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}