{"id":17482,"date":"2019-02-21T11:10:03","date_gmt":"2019-02-21T11:10:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17482"},"modified":"2019-02-21T11:34:23","modified_gmt":"2019-02-21T11:34:23","slug":"bajaajle-lagu-dilay-muqdisho-3","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/bajaajle-lagu-dilay-muqdisho-3\/","title":{"rendered":"Bajaajle lagu dilay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wiil Bajaajle ahaa ayaa maanta lagu dilay Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho kaddib markii uu toogtay mid ka mid ah Ilaalada Isbitaalka.<\/p>\n<p>Wiilkan oo lagu magacaabayay\u00a0 Ismaaciil Cabdi Kood; ayaa waxaa uu Bajaajta ku waday qof Haweeney ah taas oo iyana ku dhaawacantay raasta.<\/p>\n<p>Ciidanka amaanka ayaa gacanta ku dhigay Ninka dilka geystay,kaas oo loo taxaabay xabsiga.<\/p>\n<p>Dilka kaddib koox Bajaajlayaal ah ayaa banaan bax ka dhigay Isgoyska Banaadir iyaga oo ka cabanayay dilalka joogtada ah ee loogu geysto Muqdisho.<\/p>\n<p>Dilalka dhallinyarada ku shaqeysta Mooto Bajaajta ayaa ka jira Magaalada Muqdisho iyada oo inta badan dilalkaas ay geystaan Ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saraakiisha Booliska Soomaaliya ayaa todobaadkan sheegay in tababara saraakiisha iyo ciidamada qaar lagu barayay dhowrista xuquuqda aadanaha lagu barayay ay ka fureen Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliska Booliska ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada dilalka geystay intooda badan gacanta lagu dhigay islamarkaana ay sugayaan sharciga dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wiil Bajaajle ahaa ayaa maanta lagu dilay Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho kaddib markii uu toogtay mid ka mid ah Ilaalada Isbitaalka. Wiilkan oo lagu magacaabayay\u00a0 Ismaaciil Cabdi Kood; ayaa waxaa uu Bajaajta ku waday qof Haweeney ah taas oo iyana ku dhaawacantay raasta. Ciidanka amaanka ayaa gacanta ku dhigay Ninka dilka geystay,kaas oo loo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17483,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17482"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17482"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17482\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17483"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}