{"id":17450,"date":"2019-02-21T05:51:43","date_gmt":"2019-02-21T05:51:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17450"},"modified":"2019-02-21T05:51:43","modified_gmt":"2019-02-21T05:51:43","slug":"puntland-oo-degaannadeeda-ka-mamnuucday-xisbiyada-siyaasadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/puntland-oo-degaannadeeda-ka-mamnuucday-xisbiyada-siyaasadeed\/","title":{"rendered":"Puntland oo degaannadeeda ka mamnuucday Xisbiyada siyaasadeed."},"content":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha ee Maamulka Puntland ayaa lagu amray Xisbiyada siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya in aysan wax shaqo ah ka qaban karin degaannada Maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Puntland ayaa sheegay in iyada oo bogaadineysa dhaq dhaqaaqyada nidaamka axsaabta badan,haddana ay joojisay shaqada axsaabta heer federaal iyo dowladaha xubnaha ka ah dowlad Goboleedyada.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegtay in ay hakisay dhamaan shaqooyinka axsaabta inta laga dhameystirayo nidaamka axsaabta dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-17452\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Warqad.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"931\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Warqad.jpg 720w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Warqad-232x300.jpg 232w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Warqad-696x900.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Warqad-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha ee Maamulka Puntland ayaa lagu amray Xisbiyada siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya in aysan wax shaqo ah ka qaban karin degaannada Maamulka Puntland. Puntland ayaa sheegay in iyada oo bogaadineysa dhaq dhaqaaqyada nidaamka axsaabta badan,haddana ay joojisay shaqada axsaabta heer federaal iyo dowladaha xubnaha ka ah dowlad Goboleedyada&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8420,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17450"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17450"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17450\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8420"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}