{"id":17439,"date":"2019-02-21T04:38:30","date_gmt":"2019-02-21T04:38:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17439"},"modified":"2019-02-21T04:38:30","modified_gmt":"2019-02-21T04:38:30","slug":"amisom-oo-dayactir-ku-sameysay-kulliyadda-jaalle-siyaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/amisom-oo-dayactir-ku-sameysay-kulliyadda-jaalle-siyaad\/","title":{"rendered":"AMISOM oo dayactir ku sameysay Kulliyadda Jaalle Siyaad"},"content":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in uu dhameystiray dib u dayactir lagu sameeyay Kulliyaddii Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ergeyda Midowga Afrika ee Soomaaliya sidoo kalena ah madaxa AMISOM\u00a0Francisco Madeira, ayaa sheegay in ay dhameystireen gaba gabeynta dib u habeynta lagu sameeyay Kulliyadda.<\/p>\n<p>Mr\u00a0Francisco Madeira, ayaa sheegay in dhamaadka Bishan February marka ay ka baxaan Ciidanka Burundi ay kulliyaddaasi ku wareejinayaan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray in qorshaha ay Kulliyadda Jaalle Siyaad ugu wareejinayaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay qeyb ka tahay qorshaha kala guurka ee AMISOM ay amaanka ugu wareejineyso dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulliyadda Jaalle Siyaad ayaa mar ahayd aagga hore ee dagaalka oo ay isku hor fadhin jireen Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab.<\/p>\n<p>Xeradan ayaa waxaa ay Ciidanka AMISOM gacanta ku dhigeen Sanadkii 2011kii Markaas oo ay Al-shabaab Ciidankoodii kala baxeen Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in uu dhameystiray dib u dayactir lagu sameeyay Kulliyaddii Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho. Ergeyda Midowga Afrika ee Soomaaliya sidoo kalena ah madaxa AMISOM\u00a0Francisco Madeira, ayaa sheegay in ay dhameystireen gaba gabeynta dib u habeynta lagu sameeyay Kulliyadda. Mr\u00a0Francisco Madeira, ayaa sheegay in dhamaadka Bishan February marka ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17440,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17439"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17439"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17439\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17440"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}