{"id":17436,"date":"2019-02-20T17:11:09","date_gmt":"2019-02-20T17:11:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17436"},"modified":"2019-02-20T17:11:09","modified_gmt":"2019-02-20T17:11:09","slug":"raiisul-wasaaraha-itoobiya-iyo-madaxweynaha-somaliland-oo-ku-kulmay-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaaraha-itoobiya-iyo-madaxweynaha-somaliland-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Somaliland oo ku kulmay Addis Ababa."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Addis Ababa kula kulmay wafdiga uu hoggaaminayay madaxweynaha maamulka Somalialnd Muuse Biixi Cabdi oo maanta gaaray Itoobiya.<\/p>\n<p>Abiy Ahmed ayaa sheegay inay labada dhinac kawada hadleen arimaha muhiimka u ah xiriirka shacabka iyo badqabka itoobiyaanka kunool gudaha somaliland, arrimaha amaanka,ganacsiga iyo isticmaalka dekadaha somaliland.<\/p>\n<p>Waxa uu intaa ku daray inuu madaxwayne Muuse Biixi Cabdi \u00a0ka aqbalay inuu xiriir wanaagsan dhexmaro maamulka somaliland iyo dawlada federaalka ah ee soomaaliya, si loo xoojiyo midnimada, isagoo hadalkiisa sii watana wuxuu sheegay in \u00a0madaxweyne Muuse uu \u00a0soo dhaweeyay fikirka ku aadan is dhexgalka geeska Afrika.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa jira shirar gaar gaar ah oo dhexmaray wafdiga la socday madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiin katirsan dowladda Itoobiya, iyagoo iska wareysanayay sidii loo xoojin lahaa xiriirkooda.<\/p>\n<p>Muuse Biixi Cabdi, ayaa isaguna dhankiisa sheegay inuu ABiye Axmed kala hadlay xiriirka labada dal iyo sidii sare loogu qaadi lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan leh ee u dhexeeya, sida uu yiri Biixi.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/52378468_2242370769384126_1355734361449693184_n.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=ba15ee2e6b2468826e770c4fc295685c&amp;oe=5CED4CB9\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/52850018_2033684620085524_1074061451171201024_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=0a228c9ef6b893e237b4e4a72da61297&amp;oe=5CE1657B\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/52586502_2092202854234322_1453156713782837248_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=7f36e9be23d4e81246a4ae0292d8b712&amp;oe=5CE817C3\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Addis Ababa kula kulmay wafdiga uu hoggaaminayay madaxweynaha maamulka Somalialnd Muuse Biixi Cabdi oo maanta gaaray Itoobiya. Abiy Ahmed ayaa sheegay inay labada dhinac kawada hadleen arimaha muhiimka u ah xiriirka shacabka iyo badqabka itoobiyaanka kunool gudaha somaliland, arrimaha amaanka,ganacsiga iyo isticmaalka dekadaha somaliland. Waxa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17437,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17436"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17436"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17436\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17437"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}