{"id":17432,"date":"2019-02-20T16:21:55","date_gmt":"2019-02-20T16:21:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17432"},"modified":"2019-02-20T16:46:53","modified_gmt":"2019-02-20T16:46:53","slug":"madaxweynaha-maamulka-somaliland-oo-gaaray-magaalada-adis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-maamulka-somaliland-oo-gaaray-magaalada-adis-ababa\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha maamulka Somaliland oo gaaray magaalada Adis-Ababa."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaamainayay, ayaa galabta gaaray magaalada Adis-Ababa ee Caasimada dalka Itoobiya, halkaas oo ay uga bilaatay socdaal maalmo qaadanaya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse, waxaa garoonka Bole ku soo dhaweeyay Wasiirka Maaliyada dalka Itoobiya Axmed Shido, kaasoo u galbiyay wafdiga Madaxweynaha xarunta Madaxtooyada, iyagoo wada yeeshay kulan daqiiqado kooban socday oo la isaga wareysanayay xaalada labada dhinac.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in kulan gaar ah wada yeeshaan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra\u2019iisusl Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed, waxaana la filayaa iney ka wada hadlaan xiriirka labada dhinac.<\/p>\n<p>Itoobiya, ayaa saami dhan \u00a019% \u00a0ka heshay Heshiiska horumarinta dekedda berbera ee Somaliland, Itoobiya waxey \u00a085% alaabaha dibada uga yimaada kala soo degi jirtay dalka Jabuuti, Balse waxaa la filayaa inay imika 50% ay kala soo degto alaabaha Dekada Berbera oo ay gacanta ku hayaan Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaamainayay, ayaa galabta gaaray magaalada Adis-Ababa ee Caasimada dalka Itoobiya, halkaas oo ay uga bilaatay socdaal maalmo qaadanaya. Madaxweyne Muuse, waxaa garoonka Bole ku soo dhaweeyay Wasiirka Maaliyada dalka Itoobiya Axmed Shido, kaasoo u galbiyay wafdiga Madaxweynaha xarunta Madaxtooyada, iyagoo wada yeeshay kulan daqiiqado kooban socday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17432"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17432"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17432\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}