{"id":17408,"date":"2019-02-20T07:25:20","date_gmt":"2019-02-20T07:25:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17408"},"modified":"2019-02-20T10:48:48","modified_gmt":"2019-02-20T10:48:48","slug":"maxamed-c-raxmaan-oo-ka-tirsanaa-xafiiska-xeer-ilaalinta-oo-lagu-dilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-oo-ka-tirsanaa-xafiiska-xeer-ilaalinta-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Maxamed C\/Raxmaan oo ka tirsanaa Xafiiska Xeer ilaalinta oo lagu dilay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Siigaale ee Degmada Hodon ayaa sheegaya in halkaasi ay dabley hubeysan ku dishay qof ka mid ahaa xafiiska Xeer ilaalinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Koox ku socday Moota Bajaaj ayaa toogasho ku dilay Maxamed Mursal oo ka mid haa xafiiska xeer ilaalinta Qaranka.<\/p>\n<figure style=\"width: 952px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/51982127_1957722141023287_412468975272722432_n.jpg?_nc_cat=104&amp;_nc_eui2=AeEWNBpx24o2hfoBrBFiXtbVfmlRhRJ3voyFBZJVHfIcccCbsyjAnZpzoy30w36VwshLMK1oELJnyjwT0G4ZWBwlHIuUkKC7r46gQKXe6LTd7g&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=55bff7b18054513d90d4a20aa428de0a&amp;oe=5D22C91C\" alt=\"Image may contain: 1 person\" width=\"952\" height=\"960\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Maxamed C\/Raxmaan Maxamuud.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Maxamed ayaa markii la dilayay waxa auu watay Gaari nooca raaxada ah,kooxda dilka geysatay ayaa horay u sii qaatay Gaarigiisii.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka ayaa tagay goobta uu dilka ka dhacay waxaana ay halkaas ka qaadeen Meydkiisa.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Maxamed oo ka mid ahaa ku xigeennada xeer ilaaliyaha guud.<\/p>\n<p>Dilalka qorsheysan ayaa ah kuwo ka dhaca Magaalada Muqdisho,iyada oo dowladda Soomaaliya ay sheegeyso in amniga magaalada la sugayo.<\/p>\n<p>Todobaadkii hore Ra&#8217;isalwasaare Kheyre ayaa tababar u soo xiray 1,400 oo Askari oo ah Boolis lagu sheegay in lagu wareejinayo amniga Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamadaasi looga fadhiyo in amniga magaalada Muqdisho ay soo celiyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Siigaale ee Degmada Hodon ayaa sheegaya in halkaasi ay dabley hubeysan ku dishay qof ka mid ahaa xafiiska Xeer ilaalinta Soomaaliya. Koox ku socday Moota Bajaaj ayaa toogasho ku dilay Maxamed Mursal oo ka mid haa xafiiska xeer ilaalinta Qaranka. Maxamed ayaa markii la dilayay waxa auu watay Gaari nooca&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17413,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[95,96,97],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17408"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17408"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17408\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17413"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}