{"id":17401,"date":"2019-02-20T06:43:55","date_gmt":"2019-02-20T06:43:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17401"},"modified":"2019-02-20T06:43:55","modified_gmt":"2019-02-20T06:43:55","slug":"matteo-kovacic-oo-doonaya-inuu-sii-joogo-chelsea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/matteo-kovacic-oo-doonaya-inuu-sii-joogo-chelsea\/","title":{"rendered":"Matteo Kovacic oo doonaya inuu sii joogo Chelsea."},"content":{"rendered":"<p>Xidiga kooxda Chelsea Matteo Kovacic ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu\u00a0 si joogo kooxdiisa xagaagan.<\/p>\n<p>Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Croatia ayaa 34 kulan u saftay Blues xilli ciyaareedkan, waxaana uu ciyaaray dhamaan seddex ka mid ah kulamada Premier League ee xilli ciyaareedkaan.<\/p>\n<p>Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in Kovacic uu si cad u sheegay in uu wali doonayo kasii ciyaarista kooxda Chelsea.<\/p>\n<p>Kovacic ayaa Chelsea kaga soo biiray Real Madrid \u00a0xilli ciyaareedkii 2018-19, kadib markii uu ku dhibtooday inuu boos joogta ah ka helo Bernabeu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xidiga kooxda Chelsea Matteo Kovacic ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu\u00a0 si joogo kooxdiisa xagaagan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Croatia ayaa 34 kulan u saftay Blues xilli ciyaareedkan, waxaana uu ciyaaray dhamaan seddex ka mid ah kulamada Premier League ee xilli ciyaareedkaan. Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in Kovacic uu si cad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":17402,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17401"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17401"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17401\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}