{"id":17354,"date":"2019-02-19T11:44:16","date_gmt":"2019-02-19T11:44:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17354"},"modified":"2019-02-19T11:45:49","modified_gmt":"2019-02-19T11:45:49","slug":"amisom-oo-qalabka-miino-baarista-ku-wareejisay-booliska-jubaland-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/amisom-oo-qalabka-miino-baarista-ku-wareejisay-booliska-jubaland-sawirro\/","title":{"rendered":"AMISOM oo qalabka Miino baarista ku wareejisay Booliska Jubaland, Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska Maamulka Jubbaland ayaa maanta taliska Booliiska AMISOM ka gudoomay aqab loogu talagalay in ay ku howlgalaan.<\/p>\n<p>Qalabka lagu wareejiyay Booliiska Jubbaland waxaa kamid ah: Agabka lagu baaro Miinooyinka, Isgaarsiinta Ciidamada ay isticmaalaan ee loo yaqaan Fooneeyaha iyo kuwo kale.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/52702725_1468519749948626_4526307050744971264_n.jpg?_nc_cat=102&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=dd6a0e76a7be24b2f5c1c3847a877649&amp;oe=5CED30EB\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Talisyada Booliska AMISOM iyo Jubbaland<\/figcaption><\/figure>\n<p>Munaasabad kooban oo ka dhacday Magaalada Kismaayo oo ay ka qaybgaleen saraakiil ka kala socotay labada Talis Booliis waxa ay kaga wada hadleen sidii agabkaan loogu adeegi lahaa Danaha Shacabka.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/52396317_1468519736615294_3279308299018698752_n.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=ea3c4ccfb03117bb342d1079e8f4f2d9&amp;oe=5CF14F4E\" alt=\"No photo description available.\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Agabka ay la wareegeen Saraakiisa ciidanka Jubbaland.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Saraakiisha ka socota Booliiska AMISOM ayaa taageero iyo la talin Amni siiya Ciidamada Booliiska Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada, waxa ay sheegaayaan saraakiisha in ujeedkooda caawinta uu yahay in ciidamada Soomaalida ay la wareegaan guud ahaan ammaanka Dalka, una baxaan mustaqbalka dhow Ciidmada Midowga Afrika ee AMISOM<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska Maamulka Jubbaland ayaa maanta taliska Booliiska AMISOM ka gudoomay aqab loogu talagalay in ay ku howlgalaan. Qalabka lagu wareejiyay Booliiska Jubbaland waxaa kamid ah: Agabka lagu baaro Miinooyinka, Isgaarsiinta Ciidamada ay isticmaalaan ee loo yaqaan Fooneeyaha iyo kuwo kale. Munaasabad kooban oo ka dhacday Magaalada Kismaayo oo ay ka qaybgaleen saraakiil ka kala&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17354"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17354"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17354\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}