{"id":17333,"date":"2019-02-19T07:38:33","date_gmt":"2019-02-19T07:38:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17333"},"modified":"2019-02-19T07:38:33","modified_gmt":"2019-02-19T07:38:33","slug":"sharikadda-spectrum-oo-ka-hadashay-muranka-somaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sharikadda-spectrum-oo-ka-hadashay-muranka-somaliya-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"Sharikadda Spectrum oo ka hadashay muranka Somaliya iyo Kenya."},"content":{"rendered":"<p>Sharikadda Spectrum ee sahminta shidaalka ayaa ka hadashay khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sharikaddan oo ah midda qabatay shirkii 7dii Bishan ka dhacay London sidoo kalena sahmisay xermooyinka shidaalka ee biyaha Soomaaliya ayaa beenisay in dhul biyoodka ay sahanka ku sameysay uu ku jiro halka ay labada dal hadda ku muransanyihiin.<\/p>\n<p>Sharikadda waxaa ay sheegtay in sahankeeda xogta xermooyinka shidaalka Soomaaliya uu ka billaabanayo xeebaha Maamul Goboleedka Puntland ilaa sohdinta Kenya iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa ay sharikaddu qoraalkeeda ku sheegtay in halka ay Kenya ka carootay aysan ka mid ahayn goobaha ay ku sameysay sahanka xog ururinta ee shidaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kenya ayaa ku doodday in Soomaaliya ay shidaal ka sahmisay goob ay isku hayaan Soomaaliya,taas oo sababtay in Kenya ay dalkeeda ka erido danjirihii Soomaaliya, sidoo kalena keedii la baxdo.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-17334\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/spectrum-696x990.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"990\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/spectrum-696x990.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/spectrum-696x990-211x300.jpg 211w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/spectrum-696x990-295x420.jpg 295w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-17335\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/spectrum1-696x487-22.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"487\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/spectrum1-696x487-22.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/spectrum1-696x487-22-300x210.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/spectrum1-696x487-22-100x70.jpg 100w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/spectrum1-696x487-22-600x420.jpg 600w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sharikadda Spectrum ee sahminta shidaalka ayaa ka hadashay khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Sharikaddan oo ah midda qabatay shirkii 7dii Bishan ka dhacay London sidoo kalena sahmisay xermooyinka shidaalka ee biyaha Soomaaliya ayaa beenisay in dhul biyoodka ay sahanka ku sameysay uu ku jiro halka ay labada dal hadda ku muransanyihiin&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17333"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17333"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17333\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}