{"id":17308,"date":"2019-02-19T05:03:49","date_gmt":"2019-02-19T05:03:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17308"},"modified":"2019-02-19T05:03:49","modified_gmt":"2019-02-19T05:03:49","slug":"somaliland-oo-shuruud-ku-xirtay-wadahadalka-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/somaliland-oo-shuruud-ku-xirtay-wadahadalka-dowladda-federaalka\/","title":{"rendered":"Somaliland oo shuruud ku xirtay Wadahadalka Dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Somaliland ayaa shuruud ku xiray dib u billaabidda wadahadalka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha Dibadda ee Somaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon ayaa sheegay in wadahadalka ay Somaliland diyaar u tahay laakiin ay ka horreyso in la ballaariyo oo dalalka ka qeybgelayaa la kordhiyo.<\/p>\n<p>Yaasiin,waxaa uu sheegay in kulankii ay madaxda Somaliland la qaateen Ergeyga Turkiga ee wadahadalkan u gogol xaaraya ay u sheegeen in Somaliland ay dooneyso in wadahadalka ay ku biiraan Waddo kale oo aysan shaacin.<\/p>\n<p>Wasiir Yaasiin, ayaa sheegay Somaliland aysan hadal badan dooneyn islamarkaana Dowladda Turkiga ay dhowr jeer oo hore u dhex dhexaadisay Dowladda Federaalka ah iyo Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Somaliland ayaa shuruud ku xiray dib u billaabidda wadahadalka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland. Wasiirka arrimaha Dibadda ee Somaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon ayaa sheegay in wadahadalka ay Somaliland diyaar u tahay laakiin ay ka horreyso in la ballaariyo oo dalalka ka qeybgelayaa la kordhiyo. Yaasiin,waxaa uu sheegay in kulankii ay madaxda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15035,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,76,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17308"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17308"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17308\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}