{"id":17247,"date":"2019-02-18T05:02:46","date_gmt":"2019-02-18T05:02:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17247"},"modified":"2019-02-18T05:07:44","modified_gmt":"2019-02-18T05:07:44","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-dhagax-dhigaya-mashruuca-dhismaha-waddada-muqdisho-iyo-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-dhagax-dhigaya-mashruuca-dhismaha-waddada-muqdisho-iyo-afgooye\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;isalwasaare Kheyre oo dhagax dhigaya mashruuca dhismaha Waddada Muqdisho iyo Afgooye"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu wadaa in uu dhagax dhigo Mashruuca dhismaha Waddada Muqdisho iyo Afgooye.<\/p>\n<p>Mashruucan waxaa fulineysa Dowladda Qadar oo horay u ballanqaadday dhismaha Waddooyinka Magaalada Muqdisho ku xira Afgooye iyo Jowhar.<\/p>\n<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa heshiiska dhismaha Waddooyinkaasi kala saxiixday Sanad ka hor,waxaana dhowr jeer Muqdisho yimid Injinneero u dhashay Qadar oo qiimeyn ku sameynayay dhismaha Waddooyinka.<\/p>\n<p>Waddada Maka Al-Mukarrama iyo kuwa soo gala ayaa maanta guud ahaan xiran, iyada oo loo xiray Ra&#8217;isalwasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu wadaa in uu dhagax dhigo Mashruuca dhismaha Waddada Muqdisho iyo Afgooye. Mashruucan waxaa fulineysa Dowladda Qadar oo horay u ballanqaadday dhismaha Waddooyinka Magaalada Muqdisho ku xira Afgooye iyo Jowhar. Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa heshiiska dhismaha Waddooyinkaasi kala saxiixday Sanad ka hor,waxaana dhowr&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17247"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17247"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17247\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15555"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}