{"id":17236,"date":"2019-02-17T19:10:48","date_gmt":"2019-02-17T19:10:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17236"},"modified":"2019-02-17T19:10:48","modified_gmt":"2019-02-17T19:10:48","slug":"xiisad-ka-dhalatay-khilaaf-u-dhaxeeya-masuuliyiin-katirsan-gobolka-hiiraan-oo-baladweyne-ka-taagan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xiisad-ka-dhalatay-khilaaf-u-dhaxeeya-masuuliyiin-katirsan-gobolka-hiiraan-oo-baladweyne-ka-taagan\/","title":{"rendered":"Xiisad ka dhalatay khilaaf u dhaxeeya Mas&#8217;uuliyiin katirsan Gobolka Hiiraan oo Baladweyne ka taagan."},"content":{"rendered":"<p>Xiisad ka dhalatay khilaaf u dhaxeeyso Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Cabdiraxiin Muxumad Taakoy Ayaa ka taagan Gudaha Magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>Xiisadan u dhaxeeyso mas&#8217;uuliyeenta ayaa salka ku hayso hadal shalay uu Deegaanka Jawiil ka jeediyey Gudoomiye ku xigeenkaAmniga Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Taakoy balse uu ka carooday Gudoomiye Dabageed.<\/p>\n<p>Hadalkaas ayaa ahaa in Gudoomiye ku xigeenka Amniga Hiiraan uu Jawiil u aqoonsaday Degmo, Halka Yuusuf Dabageed uu kahor yimid sida ay wararku sheegayaan.<\/p>\n<p>Waxaa maalmihii lasoo dhaafay jiray muran u dhaxeeyo Labadaan Mas&#8217;uul oo ku kala aragti dheeraaday howlaha shaqo ee ay hayaan sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen Ilo wareedyo.<\/p>\n<p>Khilaaf salka ku haya Maaliyadda Gobolka ayaa Bishii ugu dambeysay sanadkii tagay 2018-kii soo kala dhex galay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Gudoomiye ku xigeenka Amniga ee Hiiraan.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa Mustaqbal u sheegay in Xiisaddaaan ay ku baxeen xubno isugu jiro Saraakiil, Mas&#8217;uuliyiinta Gobolka Hiiraan, kan Baladweyne iyo Odoyaasha dhaqanka.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 5-aad ee Ciidamada Xooga Dalka Gobolka Hiiraan ayaa kamid ah Saraakiisha ku baxday daminta Xiisaddaan oo cirka isku sii shareertay.<\/p>\n<p>Mustaqbal ayaa la xiriirtay dhinacyada is khilaafsan waa Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Gudoomiye ku xigeenkiisa Amniga balse ma suurta gelin in ay ka jawaabaan Wicitaanadeena.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiisad ka dhalatay khilaaf u dhaxeeyso Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Cabdiraxiin Muxumad Taakoy Ayaa ka taagan Gudaha Magaalada Baladweyne. Xiisadan u dhaxeeyso mas&#8217;uuliyeenta ayaa salka ku hayso hadal shalay uu Deegaanka Jawiil ka jeediyey Gudoomiye ku xigeenkaAmniga Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Taakoy balse uu ka carooday Gudoomiye&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17239,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17236"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17236"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17236\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17239"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}