{"id":17188,"date":"2019-02-17T04:28:12","date_gmt":"2019-02-17T04:28:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17188"},"modified":"2019-02-17T05:04:06","modified_gmt":"2019-02-17T05:04:06","slug":"burundi-oo-sheegtay-in-ay-ku-dadaaleyso-in-ciidankeeda-aysan-ka-bixin-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/burundi-oo-sheegtay-in-ay-ku-dadaaleyso-in-ciidankeeda-aysan-ka-bixin-somaliya\/","title":{"rendered":"Burundi oo sheegtay in ay ku dadaaleyso in ciidankeeda aysan ka bixin Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Burundi ayaa wadda dadaal ay ku dooneyso in la hakiyo bixitaanka Kun Askari oo ka socda dalkeeda kuwaas oo laga saarayo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjiraha Dalka Burundi ee Adis ababa\u00a0Dieudonne Ndabarushimana, ayaa sheegay in dowladdiisu ay hadda dood sharci ah la hortageyso Guddiga amniga iyo nabad gelyada ee Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Arrintan ayuu sheegay in dowladdiisu ay u fududeyneyso kaddib markii ay xubin ka noqotay 14kii Bishan Guddiga amniga iyo Nabadda Midowga Afrika oo saddexdii Sanaba mar la doorto.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dowladdiisu ay hadda u ololeyneyso sidii kunka Askari ee baxaya looga qaadi lahaa dhamaan waddamada ku jira howlgalka AMISOM ee aan lagu koobin Burundi kaligeed.<\/p>\n<p>Golaha amaanka ee qaramada Midoobey ayaa sanadkii hore meel mariyay qaraar faraya in AMISOM ciidankeeda ay qeyb qeyb uga baxaan Soomaaliya ilaa sanadka 2021ka.<\/p>\n<p>Waxaa Bishii December ee sanadkii 2017kii\u00a0baxay 1,000 Askari,halka 1,000 kale oo la qorsheeyay in ay baxaan 28ka Bishan lagu koobay Burundi oo kali ah.<\/p>\n<p>Dowladda Burundi ayaa arrintaas u aragta beegsi si gaar ah iyada loogu geysanayo waxaana ay hadda ku howllantahay in arrintaas ay ka laabtaan Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Burundi ayaa wadda dadaal ay ku dooneyso in la hakiyo bixitaanka Kun Askari oo ka socda dalkeeda kuwaas oo laga saarayo Soomaaliya. Danjiraha Dalka Burundi ee Adis ababa\u00a0Dieudonne Ndabarushimana, ayaa sheegay in dowladdiisu ay hadda dood sharci ah la hortageyso Guddiga amniga iyo nabad gelyada ee Midowga Afrika. Arrintan ayuu sheegay in dowladdiisu ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17190,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17188"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17188"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17188\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17190"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}