{"id":17176,"date":"2019-02-16T13:58:19","date_gmt":"2019-02-16T13:58:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17176"},"modified":"2019-02-16T13:58:19","modified_gmt":"2019-02-16T13:58:19","slug":"wasiir-goodax-oo-shahaadooyin-gudoonsiiyay-maxaabiis-wax-ku-baratay-xabsiga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shahaadooyin-gudoonsiiyay-maxaabiis-wax-ku-baratay-xabsiga-dhexe\/","title":{"rendered":"Wasiir Goodax oo shahaadooyin gudoonsiiyay Maxaabiis wax ku baratay Xabsiga dhexe."},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 18.0pt; background: white; margin: 0in 0in .25in 0in;\"><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Wasiirka waxbarashada Xukumada Faderaalka Soomaaliya Cabdulaahi Guudax Barre iyo Taliya Ciidanka Asluuta Sareeyo guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay maxaab ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 18.0pt; background: white; margin: 0in 0in .25in 0in;\"><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">38 Maxbuus oo bartay xirfado kala duwan ayaa shahaadooyin la gudoonsiiyay,waxa ayna barteen xirfado ay ka midyihiin Saxaafada iyo Computerka iyaga oo ka bartey iskuulka Rayo oo ku dhexyaal Xabsiga dhexe.<\/span><\/p>\n<figure style=\"width: 1280px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Sequence-19.Still001.bmp\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Xaflada shaahooyinka lagu gudoonsiiyay maxaabiista.<\/figcaption><\/figure>\n<p style=\"line-height: 18.0pt; background: white; margin: 0in 0in .25in 0in;\"><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Wasiirka waxbarasha Xukumada Soomaaliya Cabdulaahi Guudax Bare ayaa talaabadaan ku bogaadiyay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo tababarkaan siiyay maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar.<\/span><\/p>\n<figure style=\"width: 1280px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Sequence-19.Still004.bmp\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Maxaabiista oo tiro ahaan gaaraysa 38.<\/figcaption><\/figure>\n<p style=\"line-height: 18.0pt; background: white; margin: 0in 0in .25in 0in;\"><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan tababarada ay siinayaa Maxaabiista ku xiran xabsiya Magaalada Muqshisho ee Caasimada Soomaaliya,<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka waxbarashada Xukumada Faderaalka Soomaaliya Cabdulaahi Guudax Barre iyo Taliya Ciidanka Asluuta Sareeyo guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay maxaab ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar. 38 Maxbuus oo bartay xirfado kala duwan ayaa shahaadooyin la gudoonsiiyay,waxa ayna barteen xirfado ay ka midyihiin Saxaafada iyo Computerka iyaga oo ka bartey iskuulka Rayo oo ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17178,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17176"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17176"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17176\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}