{"id":17164,"date":"2019-02-16T08:22:51","date_gmt":"2019-02-16T08:22:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17164"},"modified":"2019-02-16T08:22:51","modified_gmt":"2019-02-16T08:22:51","slug":"taliyayaasha-amisom-oo-war-ka-soo-saaray-shirkoodii-muqdishosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-war-ka-soo-saaray-shirkoodii-muqdishosawirro\/","title":{"rendered":"Taliyayaasha AMISOM oo war ka soo saaray shirkoodii Muqdisho,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba\u00a0 gabeeyay shir ay lahaayeen Madaxda Taliyayaasha AMISOM,Miltaraga Soomaaliya, wakiillo ka socday AMISOM,Qaramada Midoobey, Midowga Afrika iyo waddamada taageera Soomaaliya.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/51960913_431439874330087_7346438472002961408_n.jpg?_nc_cat=109&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=e91d7e34ad3227cd4b86f02ff29b2df7&amp;oe=5CEC0819\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"711\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Qaar ka mid ah Saraakiisha Shirka ka qeybgelayay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Kaddib shirka oo socday shan maalmood ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed ka kooban dhowr qodob oo ay ku heshiiyeen dhinacyada in la fuliyo.<\/p>\n<p>Qodobada lagu heshiiyay waxaa ka mid ah beegsiga meelo gaar ah oo ay ku suganyihiin Al-shabaab,loona arko in ay ka soo abaabulaan weerarrada ka dhanka ah Dowladda iyo AMISOM.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/51896094_239052323698391_3247760591703506944_n.jpg?_nc_cat=104&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=f6a52bf4bd7ff1e8b033bd320f2afe87&amp;oe=5CED20DA\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"785\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Taliska AMISOM, qeybta Itoobiya saraakiishooda.<\/figcaption><\/figure>\n<p>\u201cqorshe howleedka aan isku raacnay waxaa uu ka koobanyahay\u00a0 qorshe howled isku xiran si lootaageero qorshaha kala guurka Dowladda Soomaaliya, ka saaridda Al-shabaab meelaha ay ku dhuuntaan, ilaalinta xarumaha dadka rayidka ah\u201d ayuu yiri\u00a0 Simon Mulongo, oo ah ku xigeenka Wakiilka Midowga Afrika ee AMISOM.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/51814902_511761839352492_8811965443217555456_n.jpg?_nc_cat=104&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=b717a04f1bd73642c16d6a7eb9435848&amp;oe=5CDB5273\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"645\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxda AMISOM iyo saraakiil ka socda Mareykanka.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Mr Mulongo, ayaa sheegay in qorshaha kala guurka Soomaaliya loo fulinayo saddex waji oo kala ah, dhimista Ciidanka, in amnigaxarumaha muhiimka ah ee Muqdisho lagu wareejiyo dowladda Soomaaliya,in laga hortago weerarrada AL-shabab,lana kordhiyo howlgallada lagu furayo waddooyinka dhulka ah, si ciidanka Dowladda looga taageero la wareegidda amniga dalka ee muddada dheer.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/52815344_825656364493604_781886804688109568_n.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=50b7b154b1e793c45c14077b0fed2358&amp;oe=5CE3C343\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">5ta Talis qeybeed ee AMISOM.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxaa uu taliyayaasha AMISOM ka codsaday in ay si dhow ula shaqeeyaan Taliyayaasha Soomaalida si loogu guuleysto qorshe howleedka ay dejiyeen.<\/p>\n<p>Taliyaha guud ee Ciidanka AMISOM\u00a0 Gen. Tigabu Yilma Wondimhunegn, \u00a0ayaa\u00a0 ku baaqay in loo baahanyahay ku lug lahaansho xoog leh oo xagga Soomaalida ka yimaada six al kama dameys ah looga gaaro arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/52011347_2351680374844644_472653295429615616_n.jpg?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=0dcc13ac2bc98a866cb75ecd3dd12a80&amp;oe=5CEFFDC2\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"643\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">qaar ka mid ah saraakiisha ka qeybgeleysay shirka.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Gen. Charles Tai Gituai, oo ah Taliye ku xigeenka AMISOM sidoo kalena ah madaxa dejinta qorshaha howlgallada ayaa sheegay\u00a0 in loo baahanyahay wada shaqeynta labada dhinac si qorshahan ka dhanka ah Al-shabaab loogu guuleysto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba\u00a0 gabeeyay shir ay lahaayeen Madaxda Taliyayaasha AMISOM,Miltaraga Soomaaliya, wakiillo ka socday AMISOM,Qaramada Midoobey, Midowga Afrika iyo waddamada taageera Soomaaliya. Kaddib shirka oo socday shan maalmood ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed ka kooban dhowr qodob oo ay ku heshiiyeen dhinacyada in la fuliyo. Qodobada lagu heshiiyay waxaa ka mid&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17165,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17164"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17164"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17164\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}