{"id":17158,"date":"2019-02-16T07:59:05","date_gmt":"2019-02-16T07:59:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17158"},"modified":"2019-02-16T07:59:05","modified_gmt":"2019-02-16T07:59:05","slug":"hargeysa-xubno-ka-tirsanaa-kulmiye-oo-ku-dhawaaqay-garab-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hargeysa-xubno-ka-tirsanaa-kulmiye-oo-ku-dhawaaqay-garab-cusub\/","title":{"rendered":"Hargeysa: Xubno ka tirsanaa Kulmiye oo ku dhawaaqay garab cusub"},"content":{"rendered":"<p>Koox ka tirsan Xisbiga Kulmiye ee maamulka Somaliland taladiisa haya ayaa shir jaraa&#8217;id oo ay ku qabteen Magaalada Harhgeysa waxaa ay uga dhaqaaqeen Garab cusub oo uu xisbigaas leeyahay.<\/p>\n<p>Xubanah maanta shirka jaraa&#8217;id ku qabtay Hargeysa ee ku dhawaaaqay Garabka Badbaadinta Dimuqraadiyadda Xisbiga Kulmiye waxaa ka mid ah;\u00a0Jaamac Shabeel, Prof: Cabdi Cali iyo Abwaan Cismaan Kujare.<\/p>\n<p>Garabka kale ee Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in xubnahan Xisbiga horay looga saaray, islamarkaana aanay xubin ka ahahyn Xisbiga Kulmiye.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegeen in Xisbiga Kulmiye Garabka uu hoggaamiyo Muuse Biixi Cabdi uu ku sifoobay kala qoqob iyo musuqmaasuq.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox ka tirsan Xisbiga Kulmiye ee maamulka Somaliland taladiisa haya ayaa shir jaraa&#8217;id oo ay ku qabteen Magaalada Harhgeysa waxaa ay uga dhaqaaqeen Garab cusub oo uu xisbigaas leeyahay. Xubanah maanta shirka jaraa&#8217;id ku qabtay Hargeysa ee ku dhawaaaqay Garabka Badbaadinta Dimuqraadiyadda Xisbiga Kulmiye waxaa ka mid ah;\u00a0Jaamac Shabeel, Prof: Cabdi Cali iyo Abwaan Cismaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17159,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,76,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17158"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17158"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17158\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}