{"id":17150,"date":"2019-02-16T07:03:16","date_gmt":"2019-02-16T07:03:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17150"},"modified":"2019-02-16T07:03:16","modified_gmt":"2019-02-16T07:03:16","slug":"anthony-martial-iyo-jesse-lingard-oo-3-dax-todobaad-garoomada-ka-maqnaanaya-sabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/anthony-martial-iyo-jesse-lingard-oo-3-dax-todobaad-garoomada-ka-maqnaanaya-sabab\/","title":{"rendered":"Anthony Martial iyo Jesse Lingard oo 3-dax todobaad garoomada ka maqnaanaya, Sabab?"},"content":{"rendered":"<p>Xidigaha Anthony Martial iyo Jesse Lingard ayaa ugu dambeyn la xaqiijiyay in mudada ay garoomada ka maqnaanayaan oo ah sadax todobaad.<\/p>\n<p>Laacibiintaan ayaa ku dhaawacmay kulankii kooxdooda ay qasaarada 2-0 ah kala kulantay kooxda reer France ee PSG.<\/p>\n<p>Anthony Martial &amp; Jesse Lingard ayaa ka mid ahaa xiddigaha qaab ciyaareedka cajiibka ah ku jira kulamadii ugu dambeeyay laakiin waxa ay sidoo kale seegi karaan lugta 2-aad ee Champions League.<\/p>\n<p>Dhaawaca labadan xiddig ayaa dhirbaaxo ku ah tababare Solskajer maadama ay labada xiddig ka mid yihiin qorshaha tababaraha tan ilaa markii uu kooxda la wareegay.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xidigaha Anthony Martial iyo Jesse Lingard ayaa ugu dambeyn la xaqiijiyay in mudada ay garoomada ka maqnaanayaan oo ah sadax todobaad. Laacibiintaan ayaa ku dhaawacmay kulankii kooxdooda ay qasaarada 2-0 ah kala kulantay kooxda reer France ee PSG. Anthony Martial &amp; Jesse Lingard ayaa ka mid ahaa xiddigaha qaab ciyaareedka cajiibka ah ku jira kulamadii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":17151,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17150"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17150"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17150\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}