{"id":17144,"date":"2019-02-16T06:11:02","date_gmt":"2019-02-16T06:11:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17144"},"modified":"2019-02-16T06:11:02","modified_gmt":"2019-02-16T06:11:02","slug":"haweeney-7-carruur-ah-halmar-ku-dhashay-dalka-ciraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/haweeney-7-carruur-ah-halmar-ku-dhashay-dalka-ciraaq\/","title":{"rendered":"Haweeney 7; Carruur ah halmar ku dhashay Dalka Ciraaq"},"content":{"rendered":"<p>Warbaahinta Dalka Ciraaq ayaa aad u hadal haya dhalashada todobo Carruur ah oo halmar dhashay waliba si caadi ah.<\/p>\n<p>Haweeneyda Carruurtan dhashay oo magaceeda la qariyay ayaa si caadi ah u dhashay lix Gabdhood iyo hal wiil.<\/p>\n<p>Waxaa ay ku dhashay Isbitaalka\u00a0al-Batoul\u00a0 ee Gobolka Diyala ee dalka Ciraaq,waxaana aad u hadalhaya dadka dalkaas.<\/p>\n<p>Firas Al Izzawi, oo ah Afhayeen u hadlay Isbitaalka ayaa sheegay in dhacdadani tahay taariikha middii ugu horreysay gudaha Dalka Ciraaq.<\/p>\n<p>Dhaqaatiirtu waxaa ay sheegeen in Caafimaadka hooyada iyo Carruurtuba uu aad u fiicanyahay,kuna suganyihiin negaasho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta Dalka Ciraaq ayaa aad u hadal haya dhalashada todobo Carruur ah oo halmar dhashay waliba si caadi ah. Haweeneyda Carruurtan dhashay oo magaceeda la qariyay ayaa si caadi ah u dhashay lix Gabdhood iyo hal wiil. Waxaa ay ku dhashay Isbitaalka\u00a0al-Batoul\u00a0 ee Gobolka Diyala ee dalka Ciraaq,waxaana aad u hadalhaya dadka dalkaas. Firas Al&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[86,30,83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17144"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17144"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17144\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}