{"id":17136,"date":"2019-02-16T05:08:41","date_gmt":"2019-02-16T05:08:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17136"},"modified":"2019-02-16T05:08:41","modified_gmt":"2019-02-16T05:08:41","slug":"qoyska-maareeyihii-dekadda-boosaaso-oo-shaaciyay-xilliga-la-aasayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qoyska-maareeyihii-dekadda-boosaaso-oo-shaaciyay-xilliga-la-aasayo\/","title":{"rendered":"Qoyska Maareeyihii Dekadda Boosaaso oo shaaciyay xilliga la aasayo"},"content":{"rendered":"<p>Qoyska uu ka dhashay Maareeyihii hore ee Dekadda Magaalada Boosaaso\u00a0Paul Formosa, ayaa shaaciyay waqtiga la aasayo Paul oo billowgii bishan lagu dilay Magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Paul Formosa, oo ahaa Maareeyaha Dekadda Magaalada Boosaaso ee Sharikadda DPWorld ee laga leeyahay Imaaraadka ayaa waxaa toogtay qof ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay in qof loo qabtay dilkaasi uu Isbitaalka ku geeriyooday isaga oo dhaawac ah.<\/p>\n<p>Qoyska\u00a0Paul Formosa ayaa warbaahinta uga mahad celiyay sida ay u ilaaliyeen xogta la xiriirta dilkiisa,xilliga laga qaaday Soomaaliya ee la geeyay dalkiisa iyo waliba in xogta ku saabsan meydkiisa ay uga dambeeyeen qoyska oo kali ah.<\/p>\n<p>Xubno ka mid ah qoyska\u00a0Paul Formosa, ayaa sheegay in Khamiistii la soo dhaafay lagu celiyay Dalkiisa Malta, islamarkaana Isniinta soo socota lagu aasayo Kaniisadda ST Anne ee Magaalada\u00a0Marsaskala ee Dalka Malta.<\/p>\n<p>Xarakada Al-shabab ee Soomaaliya ayaa sheegtay mas&#8217;uuliyadda dilka\u00a0Paul Formosa, oo ahaa Maareeihii Dekadda Boosaaso oo wakiil ka ahaa sharikadda DPWorld.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoyska uu ka dhashay Maareeyihii hore ee Dekadda Magaalada Boosaaso\u00a0Paul Formosa, ayaa shaaciyay waqtiga la aasayo Paul oo billowgii bishan lagu dilay Magaalada Boosaaso. Paul Formosa, oo ahaa Maareeyaha Dekadda Magaalada Boosaaso ee Sharikadda DPWorld ee laga leeyahay Imaaraadka ayaa waxaa toogtay qof ka tirsan Al-shabaab. Maamulka Puntland ayaa sheegay in qof loo qabtay dilkaasi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17137,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17136"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17136"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17136\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}