{"id":17132,"date":"2019-02-16T04:53:43","date_gmt":"2019-02-16T04:53:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17132"},"modified":"2019-02-16T04:58:21","modified_gmt":"2019-02-16T04:58:21","slug":"wasaaradda-qorsheynta-somaliya-oo-ka-hadashay-habka-somaliland-uga-qeyb-geleyso-qorshaha-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasaaradda-qorsheynta-somaliya-oo-ka-hadashay-habka-somaliland-uga-qeyb-geleyso-qorshaha-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Qorsheynta Somaliya oo ka hadashay habka Somaliland uga qeyb geleyso qorshaha Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Cabdulqaadir Maxamed Aadan; \u00a0Xoghyaha Joogtada Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumairnta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay sida Maamulka Somaliland looga qaybgelinayo qorshaha qaranka ee ay Wasaaraddu waddo.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay \u00a0Cabdulqaadir in looga\u00a0 talogelinayo sida Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Golaha Aqalka sare looga siiyay Xubnaha.<\/p>\n<p>Arrimaha Somaliland ayuu tilmaamay in ay u marayaan waxyaabaha ay ugu baahan yihiin Xubnaha ku matala Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xoghayaha Joogtada Wasaradda Qorsheynta ayaa meesha ka saaray in shirka qorsheynta uu leeyahay waji siyaasadeed, balse waxa uu xusay \u00a0in uu ka tarjumayo Baahida shacabka.<\/p>\n<p>Qorshaha Horumarinta Dalka ayuu sal ugu dhigay Shirarkooda oo ku saabsan shan tiir oo kala ah: Siyaasada loo dhanyahay, Amniga, Dhaqalaha, Arrimaha bulsha deegaanka iyo mareynta kheyraadka dalka.<\/p>\n<p>Isbadalka Wasiirada iyo Xukuumadaha ku yimaado waxa uu sheegay Xoghayaha Wasaaradda Qorsheynta in aan saameyn ku yeelan doono, lagana sii wadi karo marba meeshii uu marayay sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Wajiga 1-aad ee shirka 9-aad ee Qorsheynta Qaranka waxaa shalay diiradda lagu saaray kaalinta Ganacsatada iyo Rugta Ganacsiga\u00a0 ay leeyihiin ugana qaybqaadan karaan,iyada oo ra\u2019yi ururin lagu sameeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdulqaadir Maxamed Aadan; \u00a0Xoghyaha Joogtada Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumairnta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay sida Maamulka Somaliland looga qaybgelinayo qorshaha qaranka ee ay Wasaaraddu waddo. Waxa uu sheegay \u00a0Cabdulqaadir in looga\u00a0 talogelinayo sida Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Golaha Aqalka sare looga siiyay Xubnaha. Arrimaha Somaliland ayuu tilmaamay in ay u marayaan waxyaabaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,76,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17132"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17132"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17132\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}