{"id":17113,"date":"2019-02-16T04:04:19","date_gmt":"2019-02-16T04:04:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17113"},"modified":"2019-02-16T04:04:19","modified_gmt":"2019-02-16T04:04:19","slug":"maamulka-buurdhuubo-oo-feejignaan-sare-geliyay-ciidamada-ammaanka-degmadaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maamulka-buurdhuubo-oo-feejignaan-sare-geliyay-ciidamada-ammaanka-degmadaasi\/","title":{"rendered":"Maamulka Buurdhuubo oo Feejignaan sare geliyay Ciidamada Ammaanka Degmadaasi."},"content":{"rendered":"<p>Kulan looga hadlayay Ammaanka Degmada Buurdhoobo oo dhacda Koofur Galbeed Gobolka Gedo ayaa looga hadlay sidii loo sare qaadi lahaa Xasiloonida Degmadaasi.<\/p>\n<p>Waxaa ka qaybgalay mas&#8217;uuliyiinta Degmada u qaabilsan Maamulka Jubbaland, waxaana la go&#8217;aamiyay in baarista baraha Magaalada laga soo galo la kordhiyo.<\/p>\n<p>Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Buurdhuubo Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cali (Sanbuur) ayaa sheegay in Dadka lagu baaro Buundada Magaalada.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ay adeegsadaan Xogo ama siro hoose oo ay ka helaan Dadka Degmada si Xasiloonida ay u waarto.<\/p>\n<p>Ciidamada AMISOM ee Magaalada Buurdhuubo ka howlgala waxa uu sheegay in ay wadaagaan Xogaha, isla markaana ay si wanaagsan iskula shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Buurdhuubo ayaa ka baxday gacanta Al-Shabaab 2014-kii, wixii xiligaas ka dambeeyay waxaa maamulayay Maamul Dowladda Federadii Madaxweyne Xasan shiikh Magacawday, balse markii dambe si toos ah ugu wareegay Maamulka Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan looga hadlayay Ammaanka Degmada Buurdhoobo oo dhacda Koofur Galbeed Gobolka Gedo ayaa looga hadlay sidii loo sare qaadi lahaa Xasiloonida Degmadaasi. Waxaa ka qaybgalay mas&#8217;uuliyiinta Degmada u qaabilsan Maamulka Jubbaland, waxaana la go&#8217;aamiyay in baarista baraha Magaalada laga soo galo la kordhiyo. Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Buurdhuubo Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cali (Sanbuur) ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17114,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17113"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17113"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17113\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}