{"id":17103,"date":"2019-02-15T11:27:16","date_gmt":"2019-02-15T11:27:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17103"},"modified":"2019-02-15T11:33:12","modified_gmt":"2019-02-15T11:33:12","slug":"qaramada-midoobey-30-milyan-oo-doolar-ku-bixinaysa-nabada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qaramada-midoobey-30-milyan-oo-doolar-ku-bixinaysa-nabada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobey 30 Milyan oo doolar ku bixinaysa Nabada Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto 30 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah.<\/p>\n<p>Hawl-galka Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOM) ayaa Khamiistii sheegay in si loo caawiyo dedaallada nabadeed ee ka jira Dalka Soomaaliyeed la fulin doono mashaariic ay ka mid yihiin qorshaha horumarinta Qaranka iyo dhismaha dib u heshiisiinta.<\/p>\n<p>Beesha Caalamka ayaa indhaha ku heysa isbadala ka socda Soomaaliya sida Amnig,Dhaqaalaha,Siyaasada iyo dib u eegista dastuurka qabyadaa ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>dhawaan ayay aheed markii Midowga Afrika ay ka dalbadeen beesha caalamka in Soomaaliya laga cafiyo daymaha lagu leeyahay, maadaama Wasaarada Maaliyada Soomaaliya ay wado dadaalo ku aadan sidii Soomaaliya looga dhaafi lahaa daymaha.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa taageerayay geeddi-socodka nabadda Soomaaliya tan iyo 2009-kii, waxaana Sanduuqeeda taakuleyntana uu ku yaboohay ku dhowaan 45 Milyan oo Doollar oo lagu fuliyay mashaariic kala duwan.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom td_uid_2_5c669d375fba5_rand td_block_template_1\">\n<div class=\"td-all-devices\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto 30 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah. Hawl-galka Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOM) ayaa Khamiistii sheegay in si loo caawiyo dedaallada nabadeed ee ka jira Dalka Soomaaliyeed la fulin doono mashaariic ay ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17104,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17103"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17103"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17103\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}