{"id":17099,"date":"2019-02-15T07:49:42","date_gmt":"2019-02-15T07:49:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17099"},"modified":"2019-02-15T07:49:42","modified_gmt":"2019-02-15T07:49:42","slug":"trump-oo-miisaaniyad-u-raadinaya-dhismaha-darbiga-u-dhexeeya-mareykanka-iyo-mixico","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/trump-oo-miisaaniyad-u-raadinaya-dhismaha-darbiga-u-dhexeeya-mareykanka-iyo-mixico\/","title":{"rendered":"Trump oo miisaaniyad u raadinaya dhismaha Darbiga u dhexeeya Mareykanka iyo Mixico."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay in uu ku dhawaaqayo xaalada deg deg ah oo uu dalkaasi galayo.<\/p>\n<p>Taladaan ayuu Madaxweyne Tramp ku doonayaa in ay u fududayso in uu helo dhaqaale lagu diso karo derbi u dhexeeya wadama Mareykanka iyo Mixico\u00a0 iyada oo xitaa wali aanan aqalka Kongareeska oo dimuquraadiyuuntu ku badanyihiin \u00a0aysan ansixin Misaaniyadaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa horey ugu guul dareystay in uu helo 5.7 bilyan oo doolar oo uu dalbaday .<\/p>\n<p>Isku daygii Trump iyo murankii markaas ka dhashey ayaa sababay in uu hakad galo howlaha Xukumada Washington.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay in uu ku dhawaaqayo xaalada deg deg ah oo uu dalkaasi galayo. Taladaan ayuu Madaxweyne Tramp ku doonayaa in ay u fududayso in uu helo dhaqaale lagu diso karo derbi u dhexeeya wadama Mareykanka iyo Mixico\u00a0 iyada oo xitaa wali aanan aqalka Kongareeska oo dimuquraadiyuuntu ku badanyihiin \u00a0aysan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":8974,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17099"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17099"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17099\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}