{"id":17030,"date":"2019-02-13T10:01:54","date_gmt":"2019-02-13T10:01:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17030"},"modified":"2019-02-13T10:24:32","modified_gmt":"2019-02-13T10:24:32","slug":"boolis-tababar-loogu-soo-xiray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/boolis-tababar-loogu-soo-xiray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Boolis tababar loogu soo xiray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan\u00a0 Cali Kheyre iyo Saraakiisha Booliska Soomaaliya ayaa tababar u soo xiray Ciidan ka tirsan Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa tababarka loogu soo xiray xarunta Jeneraal Kaahiye ee Booliska Somaaliya.<\/p>\n<p>Tirada Booliska ee Tababarka loo soo xiray ayaa lagu sheegay 1400 oo Askari, oo ay ku jiraan 96 Dumar ah.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isalwasaaraha\u00a0 ayaa salaan ka qaatay Ciidamada Booliska ah,waxaana uu ciidamada Booliska ah kula dardaarmay in ay si wanaagsan u gutaan shaqada Boolisnimo ee u billaabatay.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Soomaaliya iyo Taliyaha Booliska ayaa joogay madasha tababarka loogu soo xiray Ciidamada Booliska cusub.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay tababar ku qaadanayay Xarunta Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan\u00a0 Cali Kheyre iyo Saraakiisha Booliska Soomaaliya ayaa tababar u soo xiray Ciidan ka tirsan Booliska Soomaaliyeed. Ciidamadan ayaa tababarka loogu soo xiray xarunta Jeneraal Kaahiye ee Booliska Somaaliya. Tirada Booliska ee Tababarka loo soo xiray ayaa lagu sheegay 1400 oo Askari, oo ay ku jiraan 96 Dumar ah. Ra&#8217;isalwasaaraha\u00a0 ayaa salaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17031,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17030"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17030"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17030\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17031"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}