{"id":17022,"date":"2019-02-13T08:41:51","date_gmt":"2019-02-13T08:41:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=17022"},"modified":"2019-02-13T08:41:51","modified_gmt":"2019-02-13T08:41:51","slug":"kadib-saxiixii-ramsey-juventus-oo-175m-ku-dooneysa-weeraryahan-ingriska-ka-ciyaara-waa-kee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kadib-saxiixii-ramsey-juventus-oo-175m-ku-dooneysa-weeraryahan-ingriska-ka-ciyaara-waa-kee\/","title":{"rendered":"Kadib saxiixii Ramsey Juventus oo \u00a3175m ku dooneysa weeraryahan Ingriska ka ciyaara waa kee?"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay dalab waali ah oo gaaraya 175 milyan oo gini ay ku dooneyso saxiixa dhaliyaha Liverpool Mohamed Salah.<\/p>\n<p>Salah ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah tan iyo markii uu Liverpool kaga soo biiray Roma xagaagii 2017, isagoo shabaqa soo taabtay 64 jeer 86 kulan oo uu u saftay kooxda Merseyside.<\/p>\n<p>26 jirkaan ayaa waqti fican kuso qaatay horyaalka Talyaaniga isago uso ciyaaray kooxaha Fiorentina iyo Romaka hor inta uusan uso dhaqaaqin horyaalka Ingriska.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay Sky News Cristiano Ronaldo ayaa Juve ku cadaadinaya saxiixa\u00a0 Salah waxaana Liverpool miiska loo saaray aduun dhan \u00a3175m.<\/p>\n<p>Salah ayaa 20 gool dhaliyay 34 kulan oo uu u saftay Liverpool xilli ciyaareedkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay dalab waali ah oo gaaraya 175 milyan oo gini ay ku dooneyso saxiixa dhaliyaha Liverpool Mohamed Salah. Salah ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah tan iyo markii uu Liverpool kaga soo biiray Roma xagaagii 2017, isagoo shabaqa soo taabtay 64 jeer 86 kulan oo uu u saftay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":17023,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17022"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17022"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17022\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}