{"id":16976,"date":"2019-02-12T08:56:45","date_gmt":"2019-02-12T08:56:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16976"},"modified":"2019-02-12T08:56:45","modified_gmt":"2019-02-12T08:56:45","slug":"manchester-united-oo-dalab-layaab-leh-kasoo-gudbisay-luis-suarez","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/manchester-united-oo-dalab-layaab-leh-kasoo-gudbisay-luis-suarez\/","title":{"rendered":"Manchester United Oo dalab layaab leh kasoo gudbisay Luis Suarez."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Man United ayaa lagu s waramayaa in ay ku raad joogto saxiixa weeraryahanka \u00a0Barcelona Luis Suarez.<\/p>\n<p>Suarez ayaa ku riyaaqsan qaab ciyaareedkiisa wanaagsan ee Camp Nou \u00a0isagoo dhaliyay 168 gool 229 kulan oo u saftay kooxda reer Spain ee Barcelona, laakiin xiddiga heerka caalami ee dalka Uruguay ayaa haatan da&#8217;diisu ah 32 jir, waxaana shaki lagalinayaa booskiisa kowaad.<\/p>\n<p>Suares waxaa wali ka harsan hal sano iyo bar waxaana markan uu dalab layaab leh ka helay kooxda Man United.<\/p>\n<p>Dhaliyihii hore ee kooxda Liverpool ayaa qudhiisa qorsheynaya in uu ka hayaamo kooxda uu hada joogo ee Barcelona hadii uu boos joogta ah ka waayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Man United ayaa lagu s waramayaa in ay ku raad joogto saxiixa weeraryahanka \u00a0Barcelona Luis Suarez. Suarez ayaa ku riyaaqsan qaab ciyaareedkiisa wanaagsan ee Camp Nou \u00a0isagoo dhaliyay 168 gool 229 kulan oo u saftay kooxda reer Spain ee Barcelona, laakiin xiddiga heerka caalami ee dalka Uruguay ayaa haatan da&#8217;diisu ah 32 jir, waxaana&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":16978,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16976"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16976"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16976\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}