{"id":16941,"date":"2019-02-12T05:03:01","date_gmt":"2019-02-12T05:03:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16941"},"modified":"2019-02-12T05:03:01","modified_gmt":"2019-02-12T05:03:01","slug":"puntland-oo-sheegtay-in-ay-qabatay-rag-ku-biiri-lahaa-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/puntland-oo-sheegtay-in-ay-qabatay-rag-ku-biiri-lahaa-daacish\/","title":{"rendered":"Puntland oo sheegtay in ay qabatay rag ku biiri lahaa Daacish"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay in uu gacanta ku dhigay tiro Rag ah oo qorsheynayay in ay ku biiraan Daacishta ka dagaallanta Buuraha Cal Miskaad ee degaannada Puntland.<\/p>\n<figure id=\"attachment_16943\" aria-describedby=\"caption-attachment-16943\" style=\"width: 740px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"wp-image-16943 size-full\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"740\" height=\"466\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF2-1.jpg 740w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF2-1-300x189.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF2-1-696x438.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF2-1-667x420.jpg 667w\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-16943\" class=\"wp-caption-text\">Ciidanka Puntland oo howlgal ku jira.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Qoraal lagu daabacay Bogga Facebook ee Ciidanka PSF-ta Puntland lana raaciyay sawirro ayey ku sheegeen.<\/p>\n<figure id=\"attachment_16944\" aria-describedby=\"caption-attachment-16944\" style=\"width: 740px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"size-full wp-image-16944\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF1.jpg\" alt=\"\" width=\"740\" height=\"531\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF1.jpg 740w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF1-300x215.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF1-696x499.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF1-585x420.jpg 585w\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-16944\" class=\"wp-caption-text\">Ciidanka PSF oo wata Gawaarida dagaalka.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Warka ka soo baxay Ciidanka Amaanka Puntland ee PSF loo yaqaan ayaa u dhignaa;\u00a0\u201cwaxay maanta 11 February 2019, hawlgal ka sameeyeen Buuraleyda iyo Toggaga Gaaca,Guban iyo Moqor ee Koonfurta Bari ee magaalada Bosaso, Intii Hawlgalkani socday waxay ciidanka PSF soo qabteen xubno doonayey in ay ku biiraan ururka argagixisada Daacish ee ka dagaalanta Buuraha Cal Miskaat ee gobolka Bari iyo Saad la doonayey in loo gudbiyo kooxdaas\u201d.<\/p>\n<figure id=\"attachment_16945\" aria-describedby=\"caption-attachment-16945\" style=\"width: 740px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"wp-image-16945 size-full\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF3.jpg\" alt=\"\" width=\"740\" height=\"555\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF3.jpg 740w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF3-300x225.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF3-80x60.jpg 80w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF3-265x198.jpg 265w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF3-696x522.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/PSF3-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-16945\" class=\"wp-caption-text\">Gaadiidka dagaalka Ciidanka PSF.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Ciidanka ayaa dadweynaha Gobolka Bari ka codsaday in ay kala shaqeeyaan ka hortagga Daacish iyo Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay in uu gacanta ku dhigay tiro Rag ah oo qorsheynayay in ay ku biiraan Daacishta ka dagaallanta Buuraha Cal Miskaad ee degaannada Puntland. Qoraal lagu daabacay Bogga Facebook ee Ciidanka PSF-ta Puntland lana raaciyay sawirro ayey ku sheegeen. Warka ka soo baxay Ciidanka Amaanka Puntland ee PSF loo yaqaan ayaa u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16942,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16941"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16941"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16941\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}