{"id":16914,"date":"2019-02-11T13:53:55","date_gmt":"2019-02-11T13:53:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16914"},"modified":"2019-02-11T13:53:55","modified_gmt":"2019-02-11T13:53:55","slug":"81-jir-markii-shanaad-u-sharaxan-madaxtooyada-aljeriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/81-jir-markii-shanaad-u-sharaxan-madaxtooyada-aljeriya\/","title":{"rendered":"81 jir markii shanaad u sharaxan Madaxtooyada Aljeriya."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha mudo xileedkiisu sii dhamaayo ee dalka Dalka Algeriya ayaa ku dhawaaqay in uu yahey Musharax u taagan Madaxtinimada markii 5 aad ee uu doonayo in uu sii hugaamiyo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Aljeria \u00a0Cabdicasiis Bouteflika oo ah 81 sano jir ayaa sheegey in uu doonayo in sii hugaamiya wadalkaas oo 4 tii doorasho ee igu dambeysay uu soo baxay,hadana uu doonay in u tartamo doorshada wadankaasi oo dhici doonta sanadkaan 2019 bartamihiisa.<\/p>\n<figure style=\"width: 976px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DzH-FbUX4AAT2Ka.jpg:large\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha dalka Aljeria oo ku dhawaaqay in uu yahey Musharax.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Iyadoo laga jawaabay dhammaan codsiyada iyo baaqyada, waxaan caddeynayaa in aan ahay Musharaxa doorashada Madaxweynaha\u201dayuu yiri Bouteflika<\/p>\n<p>Cabdicasiis oo dalkaa hugaaminaayay tan iyo 1991 ayaa laga dayrinayaa xaaladiis caafmaad oo dhaqaatiir wadankaasi in mudaa la tacaalayeen xaaladiisa Caafmaad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha mudo xileedkiisu sii dhamaayo ee dalka Dalka Algeriya ayaa ku dhawaaqay in uu yahey Musharax u taagan Madaxtinimada markii 5 aad ee uu doonayo in uu sii hugaamiyo. Madaxweyne Aljeria \u00a0Cabdicasiis Bouteflika oo ah 81 sano jir ayaa sheegey in uu doonayo in sii hugaamiya wadalkaas oo 4 tii doorasho ee igu dambeysay uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16915,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16914"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16914"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16914\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}