{"id":16873,"date":"2019-02-11T05:41:57","date_gmt":"2019-02-11T05:41:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16873"},"modified":"2019-02-11T05:41:57","modified_gmt":"2019-02-11T05:41:57","slug":"weerar-cir-iyo-dhul-ahaa-oo-xalay-laga-fuliyay-jannaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/weerar-cir-iyo-dhul-ahaa-oo-xalay-laga-fuliyay-jannaale\/","title":{"rendered":"Weerar Cir iyo Dhul ahaa oo xalay laga fuliyay Jannaale"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya degaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay weerar cirka iyo dhulka ah lagu qaaday degaanka Jannaale.<\/p>\n<p>Jannaale waxaa gacanta ku haya Xarakada AL-shabaab,iyaga oo la wareegay markii ay halkaasi ku weerareen Ciidamada Uganda oo saldhig kulahaa.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa la sheegayaa in ay fuliyeen Ciidamo diyaarado ku dagay kaddibna uu dagaal ka dhacay degaanka.<\/p>\n<p>Dagaalka intii uu socday ayaa sidoo kale la wariyay in ay jirtay duqeyn ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.<\/p>\n<p>Khasaaraha ka dhashay weerarka xalay lagu qaaday lama sheegin ilaa hadda,waxaana sidoo kale soo baxaya warar sheegaya in duqeyn ay dhacday.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya iyo Mareykankuba wali kama hadlin weerarka Jannaale,Al-shabaab ayaa dhinacooda sheegay in weerarkaasi ay fashiliyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya degaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay weerar cirka iyo dhulka ah lagu qaaday degaanka Jannaale. Jannaale waxaa gacanta ku haya Xarakada AL-shabaab,iyaga oo la wareegay markii ay halkaasi ku weerareen Ciidamada Uganda oo saldhig kulahaa. Howlgalka ayaa la sheegayaa in ay fuliyeen Ciidamo diyaarado ku dagay kaddibna uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16312,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16873"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16873"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16873\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16312"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}