{"id":16857,"date":"2019-02-11T05:01:45","date_gmt":"2019-02-11T05:01:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16857"},"modified":"2019-02-11T05:13:39","modified_gmt":"2019-02-11T05:13:39","slug":"maamulka-hir-shabeelle-oo-aqalka-sare-u-gudbiyay-cabasho-ka-dhan-ah-bixitaanka-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-aqalka-sare-u-gudbiyay-cabasho-ka-dhan-ah-bixitaanka-amisom\/","title":{"rendered":"Maamulka Hir-Shabeelle oo Aqalka sare u gudbiyay Cabasho ka dhan ah Bixitaanka AMISOM."},"content":{"rendered":"<p>Cabdulqaadir Aadan Jeelle Wasiirka Amniga iyo Dhaqan celinta Maleeshiyaadka Maamulka Hir-Shabeelle oo kulan gaar ah la qaatay Senatarada Aqalka sare ee kasoo jeeda Deegaanada Hir-Shabeelle waxa uu la wadaagay cabashada ay ka qabaaan qorshaha lagu bixinayo kun kamid ah Ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p>28-ka Bishaan ayaa lagu wadaa in Hir-Shabeelle laga saaro\u00a0 1,000 askari oo ka socda Dalka Burundi kana howlgala Cadale, Xaaji Cali iyo Raage Ceele oo katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay in arrintaan ay ku noqotay Uur ku taallo, sidaas awgeed Golaha Aqalka sare ay ugu soo bandhigeen in ay la socdaan.<\/p>\n<p>Senator Cismaan Maxamed Macow oo deegaan Doorashadiisu tahay Hir-Shabeelle ayaa sheegay in Golaha Aqalka sare uu la wadaagi doono Cabashadaan.<\/p>\n<p>Macow ayaa tilmaamay in ay wakiil ka yihiin Dowlad Goboleedyada, kuna dhaqaaqi doonaan waxyaabaha lagu maareyn karo Cabashadaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdulqaadir Aadan Jeelle Wasiirka Amniga iyo Dhaqan celinta Maleeshiyaadka Maamulka Hir-Shabeelle oo kulan gaar ah la qaatay Senatarada Aqalka sare ee kasoo jeeda Deegaanada Hir-Shabeelle waxa uu la wadaagay cabashada ay ka qabaaan qorshaha lagu bixinayo kun kamid ah Ciidamada AMISOM. 28-ka Bishaan ayaa lagu wadaa in Hir-Shabeelle laga saaro\u00a0 1,000 askari oo ka socda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16860,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16857"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16857"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16857\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16860"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}