{"id":16854,"date":"2019-02-10T20:48:50","date_gmt":"2019-02-10T20:48:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16854"},"modified":"2019-02-10T20:48:50","modified_gmt":"2019-02-10T20:48:50","slug":"aqriso-magacyada-wasiirada-cusub-ee-maamulka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/aqriso-magacyada-wasiirada-cusub-ee-maamulka-puntland\/","title":{"rendered":"AQRISO: Magacyada Wasiirada Cusub ee maamulka Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr- 01 Feebaraayo 10 2019 ku magacaabay Golaha Xukuumadda dowladda Puntland.<\/p>\n<p><strong>Wasiirada cusub ee Madaxweynaha Puntland uu ku dhawaaqay ayaa waxa ay kala yihiin.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol>\n<li>Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"2\">\n<li>Wasiirka Arimaha Gudaha Federalka Mohamed Abdirahman Dhabancad<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"3\">\n<li>Wasiirka Amniga iyo DDRTa Cabdisamad maxamed Gallan<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"4\">\n<li>Wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Abgaal<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"5\">\n<li>Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"6\">\n<li>Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi maxamed Xassan<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"7\">\n<li>Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"8\">\n<li>Wasiirka Howlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta Axmed Bashiir Muuse<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"9\">\n<li>Wasiirka Dekeddaha &amp; Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majaajiyo.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"10\">\n<li>Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay)<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"11\">\n<li>Wasiirka Haweenka &amp; Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"12\">\n<li>Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta &amp; Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"13\">\n<li>Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aden<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"14\">\n<li>Wasiirka Deegaanka, Beeraha &amp; Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"15\">\n<li>Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashuga Cabdullaahi Cabdi Xirsi<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"16\">\n<li>Wasiirka Kalluumeysiga &amp; Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"17\">\n<li>Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda &amp; Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"18\">\n<li>Wasiirka Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran)<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Wasiir kuxigeeno.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>1- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda &amp; Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>2- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka &amp; Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>3- Wasiir kuxigeenka Amniga &amp; DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>4- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>5- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha &amp; Iskaashiga caalamiga Yaasiin Mire Maxamuud.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>6- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada &amp; Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xassan Jayte<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>7- Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>8- Wasiir kuxigeenka Howlaha guud &amp; Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>9- Wasiir kuxigeenka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>10- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>11- Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska &amp; Haweenka Sahro Cabdi Xirsi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>12- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta &amp; Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>13- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>14- Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xassan Ciise iyo Faaisa Cali ismaaciil.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>15- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Mustafa Daahir Aden<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>16- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga &amp; Kheyraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>17- Wasiir kuxigeenka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda &amp; Ciyaaraha Axmed Cabdiraxmaan Xirsi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>18- Wasiir kuxigeenka Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Maxamed Bashiir Cabdullaahi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Wasiiru dowlayaasha<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>1- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>2- Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Faderaalka &amp; Dimuquraadiyadda Maxamed Axmed Kunle<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>3- Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>4- Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>5- Wasiiru dowlaha Waxbarashada &amp; Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Roobke.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>6- Wasiiru dowlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>7- Wasiiru dowlaha Duulista Hawada &amp; Garoomada Maxamed Xassan Kiili.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>8- Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha &amp; Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>9- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Cabdiqani Geelle Max\u2019ed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr- 01 Feebaraayo 10 2019 ku magacaabay Golaha Xukuumadda dowladda Puntland. Wasiirada cusub ee Madaxweynaha Puntland uu ku dhawaaqay ayaa waxa ay kala yihiin. &nbsp; Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud &nbsp; Wasiirka Arimaha Gudaha Federalka Mohamed Abdirahman Dhabancad &nbsp; Wasiirka Amniga iyo DDRTa Cabdisamad maxamed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15476,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16854"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16854"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16854\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15476"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}