{"id":16633,"date":"2019-02-07T04:33:10","date_gmt":"2019-02-07T04:33:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16633"},"modified":"2019-02-07T04:33:10","modified_gmt":"2019-02-07T04:33:10","slug":"somaliya-oo-ka-qeybgashay-shir-looga-hadlayay-daacish-oo-ka-dhacay-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/somaliya-oo-ka-qeybgashay-shir-looga-hadlayay-daacish-oo-ka-dhacay-mareykanka\/","title":{"rendered":"Somaliya oo ka qeybgashay shir looga hadlayay Daacish oo ka dhacay Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Wakiillo ka socday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Magaalada Washignton ee Dalka Mareykanka uga qeybgalay shir halmaalin socday oo looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa ururka Daacish.<\/p>\n<p>C\/Qaadir Axmed Kheyr oo ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya shirkaasna ku matalayay dowladda Federaalka ah ayaa sheegay in laga hadlay sidii wax looga qaban lahaa dhameystirka dagaalka ka dhanka ah Daacish.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa shirka ku marti qaaday 79 dal oo la dagaallama Ururka Daacish,waxaana ka mid ah Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka ayaa la isla soo qaaday in laga hortago in Daacish ay ku fiddo dalalka Afghanistan,Soomaaliya,Liibiya,Yemen iyo kuwo kale maaddaama Dalalka Ciraaq iyo Syria looga adkaaday.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka waxaa uu \u00a0sheegay in Wasiirka arrimaha dibadda Mareykanka uu qaabilay wakiillada caalamka,waxaana shirka isla shalayba soo xiray Madaxweyne Trump.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiillo ka socday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Magaalada Washignton ee Dalka Mareykanka uga qeybgalay shir halmaalin socday oo looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa ururka Daacish. C\/Qaadir Axmed Kheyr oo ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya shirkaasna ku matalayay dowladda Federaalka ah ayaa sheegay in laga hadlay sidii wax looga qaban&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16634,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16633"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16633"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16633\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16633"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16633"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16633"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}