{"id":16599,"date":"2019-02-06T05:25:32","date_gmt":"2019-02-06T05:25:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16599"},"modified":"2019-02-06T05:33:31","modified_gmt":"2019-02-06T05:33:31","slug":"guterres-sida-ugu-dhaqsiyaha-badan-ayaan-u-soo-magacaabayaa-ergeyga-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guterres-sida-ugu-dhaqsiyaha-badan-ayaan-u-soo-magacaabayaa-ergeyga-somaliya\/","title":{"rendered":"Guterres: &#8220;sida ugu dhaqsiyaha badan ayaan u soo magacaabayaa ergeyga Somaliya&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey\u00a0Antonio Guterres, ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan uu u soo magacaabayo wakiilkiisa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mr\u00a0Antonio Guterres, ayaa waxaa uu sheegay uu tagayo Adis ababa halkaas oo uu kaga qeybgelayo shir madaxeedka Afrika,halkaas oo looga hadlayo qorsheyaal kala duwan oo quseeya Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Arrinta Soomaaliya ayuu\u00a0Antonio Guterres, sheegay in Soomaaliya ay ku tallaabsatay horumarka dhinaca Dhaqaalaha ah.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in caalamka uu ugu baaqayo in ay taageeraan horumarka ka jir Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xiriirka Qaramada Midoobey iyo Soomaaliya ayuu sheegay in uu rajo ka qabo in uu hagaago kaddib markii sanadkii la soo dhaafay Soomaaliya eriday Nicholas Haysom oo ahaa ergeygii hore ee Qaramada Midoobey u joogay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhawaan waxaa Muqdisho soo gaaray lataliyaha dhinaca arrimaha Siyaasadda ee\u00a0Antonio Guterres, ayaa timid Muqdisho,waxaana ay kulan la qaadatay Madaxweynaha iyo Ra&#8217;isalwasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey\u00a0Antonio Guterres, ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan uu u soo magacaabayo wakiilkiisa Soomaaliya. Mr\u00a0Antonio Guterres, ayaa waxaa uu sheegay uu tagayo Adis ababa halkaas oo uu kaga qeybgelayo shir madaxeedka Afrika,halkaas oo looga hadlayo qorsheyaal kala duwan oo quseeya Qaaradda Afrika. Arrinta Soomaaliya ayuu\u00a0Antonio Guterres, sheegay in Soomaaliya ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16600,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16599"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16599"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16599\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16600"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}