{"id":16575,"date":"2019-02-05T15:43:50","date_gmt":"2019-02-05T15:43:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16575"},"modified":"2019-02-05T15:43:50","modified_gmt":"2019-02-05T15:43:50","slug":"rw-khayre-oo-kulankiisii-u-dambeeyay-la-qaatay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/rw-khayre-oo-kulankiisii-u-dambeeyay-la-qaatay-safiirka-ingiriiska-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"RW Khayre oo kulankiisii u dambeeyay la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Ingiriiska ee Soomaaliya, David Concar oo dhamaystay xilli howleedkiisii Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safiirka xilli hawleedkiisu dhammaaday ee Ingiriiska u qaabishanaa Soomaaliya, David Concar, ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Khayre iyo guud ahaan madaxda dalka uga mahadceliyay hannaanka wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen intii uu ahaa safiirka iyo sida sharafta badan ee loo sagootiyay.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan kulan sagootin ah maanta Muqdisho ugu sameeyey danjire David Concar oo dhamaystay xilligii shaqo ee dalkeenna.\u201d, ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali khayre oo safiirka uga mahadceliyay shaqadii wanaagsanayd ee dawladda Soomaaliya uu la qabtay xilligii uu dalka ka shaqaynayay, ayaa guddoonsiiyay haddiyado guddoonsiiyay safiir David Concar.<\/p>\n<p>Dowladda UK ayaa 30-kii bishii hore Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kaasoo bishan February 2019 xilka la wareegi doona.<\/p>\n<p>Safiirka cusub ayaa lagu magacaabaa Benjamin James Fender, waxaa uu horay uga soo shaqeeyay Safaarado kala duwan oo uu ka soo noqday Qunsul, Safiir kuxigeen iyo Xoghayaha Koowaad.<\/p>\n<p>UK ayaa ka mid ah dowladaha si dhow u taageera Soomaaliya, waxaa ka jooga Soomaaliya Ciidamo tababar siiya Ciidanka AMISOM iyo kuwa Soomaalida.<\/p>\n<figure style=\"width: 1180px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/51170890_295036471132052_6696786035252133888_n.jpg?_nc_cat=109&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=ffd974e81cd1390a083c1e8bd9cb05a8&amp;oe=5CEEFB73\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Ra&#8217;iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Danjire oo Danjire David Concar Guddoonsiinaya billad.<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 1180px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/51256824_578996675845728_9208030460918104064_n.jpg?_nc_cat=109&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=68f38d461c6033f78276eb26ffee16b4&amp;oe=5CFCBA27\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Ra&#8217;iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Danjire David Concar<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 1180px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/51536755_2367934876584244_5073728678756614144_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=0e7fc4463b1b3e4608248b89b5eefeeb&amp;oe=5CF107FB\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Ra&#8217;iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Danjire David Concar kulankoodii ugu dambeeyay.<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Ingiriiska ee Soomaaliya, David Concar oo dhamaystay xilli howleedkiisii Soomaaliya. Safiirka xilli hawleedkiisu dhammaaday ee Ingiriiska u qaabishanaa Soomaaliya, David Concar, ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Khayre iyo guud ahaan madaxda dalka uga mahadceliyay hannaanka wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16576,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16575"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16575"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16575\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16576"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}