{"id":16566,"date":"2019-02-05T11:57:16","date_gmt":"2019-02-05T11:57:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16566"},"modified":"2019-02-05T12:08:22","modified_gmt":"2019-02-05T12:08:22","slug":"jubaland-oo-soo-bandhigtay-miino-lagu-aasay-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/jubaland-oo-soo-bandhigtay-miino-lagu-aasay-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Jubaland oo soo bandhigtay Miino lagu aasay Magaalada Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Nabad Sugidda Jubbaland ayaa sheegay in soo saareen miino lagu aasay xaafada Via-Afmadow Waaxda Buulafatuuro ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose,<\/p>\n<p>Saraakiisha Nabad sugidda Jubbaland ayaa sheegay in miinada Alshabaab ku ladamac sanaayeen in ay ku dhibaateenyaan dadka shacabka ah ayna ka hortageen sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/51191930_1458405860960015_5543935346066063360_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=6ee8030626976c5b292279ba67f5f686&amp;oe=5CFA287F\" alt=\"Image may contain: shoes, plant and outdoor\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">miinada ay soo bandhigeen Jubbaland.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Cabdinuur Ibraahim Xuseen Afhayeenka Wasaaradda amniga Jubbaland ayaa sheegay in shacabka ay door muuqda ku leeyihiin ka shaqeynta ammaanka ayna laamaha ammaanka kala shaqeeyeen arrintan mar uu ka hadlaaye miinada maanta ay sooreen ciidanka Amaanka Jubbaland.<\/p>\n<p>Ciidanka Nabad sugida Jubbaland ayaa wada howlgalo ay sheegeen in ay ku beegsanayaa waxyaabaha amni darada keeni kara.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Nabad Sugidda Jubbaland ayaa sheegay in soo saareen miino lagu aasay xaafada Via-Afmadow Waaxda Buulafatuuro ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose, Saraakiisha Nabad sugidda Jubbaland ayaa sheegay in miinada Alshabaab ku ladamac sanaayeen in ay ku dhibaateenyaan dadka shacabka ah ayna ka hortageen sida ay hadalka u dhigeen. Cabdinuur Ibraahim Xuseen Afhayeenka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16566"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16566"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16566\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}