{"id":16562,"date":"2019-02-05T11:12:29","date_gmt":"2019-02-05T11:12:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16562"},"modified":"2019-02-05T11:12:29","modified_gmt":"2019-02-05T11:12:29","slug":"wakiilka-ivan-rakitic-oo-ka-hadlay-mustaqbalka-xidiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wakiilka-ivan-rakitic-oo-ka-hadlay-mustaqbalka-xidiga\/","title":{"rendered":"Wakiilka Ivan Rakitic oo ka hadlay Mustaqbalka Xidiga."},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Ivan Rakitic ayaa shaaca ka qaaday inesan macquul aheyn inuu ka tagayo Camp Nou dhamaadka xilli ciyaareedka.<\/p>\n<p>Rakitic ayaa aad lola xiriirinayay inuu ka tagayo Barcelona xagaagan ka dib markii uu door muhiim ah ka ciyaary koobkii aduunka oo ay xulkiisa finalka gaareen.<\/p>\n<p>30 jirkaan ayaa la rumeysan yahay inuu doonayo in uu wali kasii ciyaaro garoonka Cump Nou waxaana qandaraaskiisa kooxda uu dhacayaa xagaaga 2021.<\/p>\n<p>Wakiilka Rakitic Arturo Canales ayaa sheegay in aysan macquul aheyn in xidiga uu ka tago Barcelona ka hor xilli ciyaareedka wuxuuna yiri\u201d<\/p>\n<p>&#8220;Ivan wali waxaa uu doonayaa in uu kasii ciyaaro Barcelona mana ii sheegin in uu doonayo in uu baxo\u201d ayuu yiri Arturo oo ah wakilka Rakatic\u201d<\/p>\n<p>Xiddiga reer Croatia ayaa dhaliyay afar gool, waxaana uu caawiyay\u00a0 lix gool 32 kulan oo uu u saftay kooxda reer Catalan xilli ciyaareedkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Ivan Rakitic ayaa shaaca ka qaaday inesan macquul aheyn inuu ka tagayo Camp Nou dhamaadka xilli ciyaareedka. Rakitic ayaa aad lola xiriirinayay inuu ka tagayo Barcelona xagaagan ka dib markii uu door muhiim ah ka ciyaary koobkii aduunka oo ay xulkiisa finalka gaareen. 30 jirkaan ayaa la rumeysan yahay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":16563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16562"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16562"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16562\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}