{"id":16550,"date":"2019-02-05T10:33:19","date_gmt":"2019-02-05T10:33:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16550"},"modified":"2019-02-05T12:19:52","modified_gmt":"2019-02-05T12:19:52","slug":"abaanduulihii-guutada-12ka-april-oo-qarax-miino-ku-dhintay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/abaanduulihii-guutada-12ka-april-oo-qarax-miino-ku-dhintay\/","title":{"rendered":"Abaanduulihii Qeybta 12ka April oo qarax miino ku dhintay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Qarax Miino uu ku dhintay Abaanduulihii qeybta \u00a012ka April ee Ciidanka Xoogga dalka.<\/p>\n<p>Korneyl Cabdi Salaan Aadan Kurjow, ayey wararku sheegayaan in uu ku geeriyooday Qarax Miino oo haleelay gaari uu la socday.<\/p>\n<p>Saraakiisha Maamulka Gobolka Shabellaha hoose ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in Korneyl Kurjow ay la dhinteen saraakiil kale oo Gaariga la saarnaa kuwaas oo aan magacyadooda la shaacin wali.<\/p>\n<p>C\/Salaan ayaa xilkan ka beddelay Jeneraal Cabdi Cali Jamaame oo isaguna qarax miino ku dhintay lixdii December sanadkii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Jeneraal Jamaame waxaa weerarkaas kula dhintay Jeneraal Cumar Dheere oo ahaa Taliyaha qeybta 12ka April ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya..<\/p>\n<p>Weerarka Miinada ah ayaa ka dhacay Gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan degaankii uu qaraxii hore ka dhacay oo lagu magacaabo Dhanaane.<\/p>\n<p>Gaashaanlle sare C\/Salaan Aadan Kurjow ayaa xilkan loo magacaabay 26kii Bishii December 20 maalmood kaddib geerida abaanduulahii uu isaga beddelay ee Jeneraal Jamaame lagu magacaabayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Qarax Miino uu ku dhintay Abaanduulihii qeybta \u00a012ka April ee Ciidanka Xoogga dalka. Korneyl Cabdi Salaan Aadan Kurjow, ayey wararku sheegayaan in uu ku geeriyooday Qarax Miino oo haleelay gaari uu la socday. Saraakiisha Maamulka Gobolka Shabellaha hoose ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in Korneyl Kurjow&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16550"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16550"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16550\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}