{"id":16306,"date":"2019-01-31T17:23:30","date_gmt":"2019-01-31T17:23:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16306"},"modified":"2019-01-31T17:23:30","modified_gmt":"2019-01-31T17:23:30","slug":"raiisul-wasaare-kheyre-oo-qaabilay-safiirada-sweden-iyo-norway-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-qaabilay-safiirada-sweden-iyo-norway-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Kheyre Oo Qaabilay Safiirada Sweden Iyo Norway ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay danjirayaasha Waddamada, Sweden iyo Norway u jooga Soomaaliya, Von Uexkull Andreas iyo Rognlie Elin Bergith.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare, Xasan Cali Khayre ayaa Safiirrada kala haday xoojinta xariirka soo jireenka ah ee kala dhexeeya Soomaaliya, in Dowladaha Sweden iyo Norway ay ka caawiyaan dedaallada cafinta deymaha, dhaqaalaha iyo shaqo abuurka.<\/p>\n<p>Danjirayaasha, Sweden iyo Norway u fadhiya Soomaaliya ayaa u sheegay Ra\u2019iisul Wasaare Khayre, in Dowladahoodu ay ka go\u2019antahay in Soomaaliya ay kala shaqeeyaan qorshaha dib u soo kabahasha ee lagu xusay tubaha Qaranka.<\/p>\n<p>Waxayna dhanka kale ammaaneen Safiirrada dib u habaynta ballaaran ee ay Dowladdu ku wado hannaanka Dowlad wanaagga, dhismaha hay\u2019adaha Dowladda, dhaqaalaha iyo Ciidanka.<\/p>\n<p>Sweden iyo Norway ayaa kamid ah Dowladaha dedaalka badan ku bixiyay sidii Soomaaliya ay uga soo kabsan labayd Qaran jabkii iyo burburkii gaaray ee Sanooyinka badan soo jiitamayay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-16307\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/A1-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/A1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/A1-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/A1-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/A1-696x464.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/A1-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/A1-630x420.jpg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/A1.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-16308\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B1-1-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B1-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B1-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B1-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B1-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B1-1-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B1-1-630x420.jpg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B1-1.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay danjirayaasha Waddamada, Sweden iyo Norway u jooga Soomaaliya, Von Uexkull Andreas iyo Rognlie Elin Bergith. Ra\u2019iisul Wasaare, Xasan Cali Khayre ayaa Safiirrada kala haday xoojinta xariirka soo jireenka ah ee kala dhexeeya Soomaaliya, in Dowladaha Sweden iyo Norway ay ka caawiyaan dedaallada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16306"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16306"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16306\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}