{"id":16298,"date":"2019-01-31T12:08:30","date_gmt":"2019-01-31T12:08:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16298"},"modified":"2019-01-31T12:08:30","modified_gmt":"2019-01-31T12:08:30","slug":"axmed-madoobe-oo-shir-gudoomiyey-shirka-golaha-wasiirada-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/axmed-madoobe-oo-shir-gudoomiyey-shirka-golaha-wasiirada-jubbaland\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo shir gudoomiyey shirka Golaha wasiirada Jubbaland."},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha wasiiradda Jubbaland oo maanta ka qabsoomay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada hoose.<\/p>\n<p>Kulanka Golaha wasiirada Jubaland ayaa warbixinno kala duwan laga dhegaystay qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland sida Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Howlaha guud guriyeynta iyo Wasaaradda Amniga.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/50858174_1454807894653145_138223270334824448_n.jpg?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=44a71b73bb1f9a952c14a54cfb93fa30&amp;oe=5CFD8BDF\" alt=\"Image may contain: one or more people, people sitting and indoor\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">shirka Golaha Wasiirada Jubbaland.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa bishaan safarro shaqo ku tegay deegaano kala duwan oo katirsan Jubbaland ayaa golaha wasiirada warbixin ka siiyey safarkiisii iyo waxyaabihii uu kala soo kulmay Garowe oo uu shirar kula soo qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxda Dowlada Goboleedyada Dalka.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/50948234_1454807814653153_8671774171623063552_n.jpg?_nc_cat=102&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=255199047a03f1bfe9051ddb692e51c5&amp;oe=5CF3D670\" alt=\"Image may contain: 1 person, sitting and indoor\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Ugu dambeyn Axmed Madoobe ayaa wasiiradiisa ka dalbaday in ay u diyaar garoobaan Xoreynta deegaanada ka maqan gacanta maamulka Jubaland.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/51237898_1454807931319808_396362319631745024_n.jpg?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=859cde7ac5419ddc6430d6b1d725de75&amp;oe=5CFC4C38\" alt=\"Image may contain: 4 people, people sitting\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirada Shirka ka qeyb galay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha wasiiradda Jubbaland oo maanta ka qabsoomay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada hoose. Kulanka Golaha wasiirada Jubaland ayaa warbixinno kala duwan laga dhegaystay qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland sida Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Howlaha guud guriyeynta iyo Wasaaradda Amniga. Madaxwaynaha Jubbaland Axmed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16299,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16298"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16298"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16298\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16299"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}