{"id":16292,"date":"2019-01-31T10:12:39","date_gmt":"2019-01-31T10:12:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16292"},"modified":"2019-01-31T10:12:39","modified_gmt":"2019-01-31T10:12:39","slug":"al-shabaab-oo-sheegatay-in-10-ka-mid-ah-ciidanka-dowladda-ku-dishay-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-in-10-ka-mid-ah-ciidanka-dowladda-ku-dishay-sh-hoose\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo sheegatay in 10 ka mid ah ciidanka dowladda ku dishay Sh.hoose"},"content":{"rendered":"<p>Dhaq dhaqaaqa AL-shabaab ayaa sheegay in toban Askari oo ka mid ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku dileen Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegeen in dagaal ka dhacay inta u dhaxeysa Dhanaane iyo Jaziira oo ka tirsan Shabeellaha hoose ay ku dileen Ciidamo ka mid ahaa dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Al-shabab waxaa ay sheegtay in dagaal ka dhacay Waddada xeebta ah ee isku xirta Muqdisho iyo Marka ay ku dileen lix ka mid ahaa Ciidamada Dowladda.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ay sheegeen in qarax miino oo ka dhacay isla degaankaas ay ku djinteen shan Askari,kuwaas oo saarnaa gaariga qaraxa lala beegsaday.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa ku faantay in ay gacanta ku dhigtay Gaari ciidan oo uu saaranyahay qori nooca Lidka diyaaradaha ah.<\/p>\n<p>Ma jirto cid ka madaxbanaan Al-shabaab oo xaqiijisay sheegashadooda sidoo kale dowladda Federaalka ah kama hadlin warka Al-shabaab ee sheegaya in askar ka badan 10 ay ku dileen Shabeellaha hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaq dhaqaaqa AL-shabaab ayaa sheegay in toban Askari oo ka mid ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku dileen Gobolka Shabeellaha hoose. Waxa ay sheegeen in dagaal ka dhacay inta u dhaxeysa Dhanaane iyo Jaziira oo ka tirsan Shabeellaha hoose ay ku dileen Ciidamo ka mid ahaa dowladda Soomaaliya. Al-shabab waxaa ay sheegtay in dagaal ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16292"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16292"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16292\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}