{"id":16286,"date":"2019-01-31T05:01:12","date_gmt":"2019-01-31T05:01:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16286"},"modified":"2019-01-31T05:01:12","modified_gmt":"2019-01-31T05:01:12","slug":"maamulka-hiiraan-oo-ka-hadlay-duqeyn-ka-dhacday-duleedka-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maamulka-hiiraan-oo-ka-hadlay-duqeyn-ka-dhacday-duleedka-beledweyne\/","title":{"rendered":"Maamulka Hiiraan oo ka hadlay duqeyn ka dhacday duleedka Beledweyne"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa ka hadlay duqeyn xalay ka dhacday degaanka Baacyar oo 25KM dhinaca Koofureed uga beegan Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Magaalada Beledweyne Maxamed Axmed Food-cadde ayaa sheegay in duqeynta lala beegsaday saldhig ay AL-shabaab ku lahaayeen degaankas.<\/p>\n<p>Food-cadde oo sheegay in ay la hadleen dadka degaanka ayaa sheegay in la beegsaday saldhigga Al-shabab ee degaankaas.<\/p>\n<p>Guddoomiye Food-cadde ayaa intaas ku daray in maamulkooda uusan ogayn cidda iska leh diyaaradaha duqeynta ka geystay Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu sheegay in ay baaitaan ku hayaan khasaaraha ka dhashay weerarka iyo sida ay halkaas wax uga dhaceen.<\/p>\n<p>Sanadkan iyo kii ka horreeyay waxaa sare u kacay qeerarrada Mareykanka ee ka dhanka ah Al-shabab,waxaana sanadkii la soo dhaafay kaliya ay Mareykanka ka geysteen Soomaaliya 47 weerar oo dhinaca cirka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa ka hadlay duqeyn xalay ka dhacday degaanka Baacyar oo 25KM dhinaca Koofureed uga beegan Magaalada Beledweyne. Guddoomiyaha Magaalada Beledweyne Maxamed Axmed Food-cadde ayaa sheegay in duqeynta lala beegsaday saldhig ay AL-shabaab ku lahaayeen degaankas. Food-cadde oo sheegay in ay la hadleen dadka degaanka ayaa sheegay in la beegsaday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16287,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16286"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16286"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16286\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16287"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}