{"id":16277,"date":"2019-01-31T04:23:42","date_gmt":"2019-01-31T04:23:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16277"},"modified":"2019-01-31T04:23:42","modified_gmt":"2019-01-31T04:23:42","slug":"nabadoon-lagu-dilay-afgooye-iyo-howlgalka-saaka-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nabadoon-lagu-dilay-afgooye-iyo-howlgalka-saaka-ka-socda\/","title":{"rendered":"Nabadoon lagu dilay Afgooye iyo howlgalka saaka ka socda"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose waxaa saaka ka socda howlgal ay sameyanayaan ciidamada maanka.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa daba socda dil xalay koox hubeysan ay u geysteen Nabaddoon caan kahaa magaalada.<\/p>\n<p>Koox hubeysan ayaa nabaddoon lagu magacaabi jiray Xayeysi Mursal Abiikar ,kaas oo ka mid ahaa ergada wax ka soo xulay Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<figure id=\"attachment_16278\" aria-describedby=\"caption-attachment-16278\" style=\"width: 719px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"wp-image-16278 size-full\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Nabaddoon.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Nabaddoon.jpg 719w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Nabaddoon-225x300.jpg 225w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Nabaddoon-696x929.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Nabaddoon-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-16278\" class=\"wp-caption-text\">Nabaddoon Xayeysi Mursal Abiikar<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dadka degaanka ayaa sheegay in labo Qof oo Baskoolado ku hubeysnaa ay toogteen Nabaddoon Xayeysi kaddibna isaga baxsadeen goobtii ay ku dileen.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka ayaa saaka wada howlgal ay ku sheegeen in lagu baadi goobayo dadkii dilkaas ka dambeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose waxaa saaka ka socda howlgal ay sameyanayaan ciidamada maanka. Howlgalkan ayaa daba socda dil xalay koox hubeysan ay u geysteen Nabaddoon caan kahaa magaalada. Koox hubeysan ayaa nabaddoon lagu magacaabi jiray Xayeysi Mursal Abiikar ,kaas oo ka mid ahaa ergada wax ka soo xulay Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14785,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16277"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16277"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16277\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}