{"id":16271,"date":"2019-01-30T15:51:35","date_gmt":"2019-01-30T15:51:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16271"},"modified":"2019-01-30T15:51:35","modified_gmt":"2019-01-30T15:51:35","slug":"uk-oo-danjire-cusub-u-soo-magacowday-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/uk-oo-danjire-cusub-u-soo-magacowday-somaliya\/","title":{"rendered":"UK oo danjire cusub u soo magacowday Somaliya."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Ingiriiska ayaa beddeshay Danjiraheedii Soomaaliya David Concar,waxaana ay soo magacowday mid cusub.<\/p>\n<p>Danjiraha cusub ayaa lagu magacaabaa Mr Ben Fender OBE, kaas oo xilka qabanaya Bisha Februay ee Jimcaha billowga ah.<\/p>\n<p>Danjirahii hore ee UK u fadhiyay Muqdisho Mr David Concar, ayaa isaguna loo magacaabi doonaa xil diblomaasiyadeed oo waddan kale ah kaas oo aan ilaa hadda lagu dhawaaqin.<\/p>\n<p><strong>Sooyaalk Danjiraha cusub.<\/strong><\/p>\n<p>Magaciisa oo dhameystiran waa Benjamin James Fender,2016 ilaa 2019 waxaa uu ahaa madaxa amniga ee xafiiska siyaasadda arimaha dibadda, 2015 ilaa 2016 waxaa uu ahaa ku xigeenka howlgalka UK ee Tehran, 2015kii waxaa uu ahaa ku xigeenka howlgalka UK ee Iraan.<\/p>\n<p>2014 ilaa 2015,waxaa uu ahaa ku xigeenka madaxa ka jawaabidda cudurka Eboala ee Freetown, 2014 ilaa 2015,waxaa uu ahaa Qunsulka dhinaca siyaasadda ee Kabul.2008 ilaa 2011kii waxaa uu ahaa xoghayaha siyaasadda iyo Milatariga ee Paris,2 007 ilaa\u00a0 2008 waxaa uu ahaa \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 qofka ku xigiy safiirka Uk ee France, 2003 ilaa\u00a0 2007\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 madaxa Xafiiska siyaasadda dibadda ee Iraan, 1999 ilaa\u00a0 2003 waxaa uu ahaa xoghaya siyaasadda ee Safaaradda UK ee Benjing ,sanadkii 1997 ilaa\u00a0 1999\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Tababaraa dhinaca Luuqadda Ingiriiska ee Safaaradda China,1996 ilaa\u00a0 1997\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 ,waxaa uu ahaa sarkaalka xafiiska UK ee arimaha\u00a0 Palestine, Carabta iyo Israel.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Ingiriiska ayaa beddeshay Danjiraheedii Soomaaliya David Concar,waxaana ay soo magacowday mid cusub. Danjiraha cusub ayaa lagu magacaabaa Mr Ben Fender OBE, kaas oo xilka qabanaya Bisha Februay ee Jimcaha billowga ah. Danjirahii hore ee UK u fadhiyay Muqdisho Mr David Concar, ayaa isaguna loo magacaabi doonaa xil diblomaasiyadeed oo waddan kale ah kaas oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16272,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16271"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16271"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16271\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16272"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}