{"id":16266,"date":"2019-01-30T11:38:01","date_gmt":"2019-01-30T11:38:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16266"},"modified":"2019-01-30T11:41:29","modified_gmt":"2019-01-30T11:41:29","slug":"kenya-oo-xukun-ku-riday-dhalinyaro-ka-soo-jeeda-tanzania","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-xukun-ku-riday-dhalinyaro-ka-soo-jeeda-tanzania\/","title":{"rendered":"Kenya oo Xukun ku riday dhalinyaro ka soo jeeda Tanzania"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taalla Magaalada Wajeer ee Gobolka Soomaalida ee ay Kenya maamusho ayaa waxaa ka soo muuqday saddex nin oo ka soo jeeda Jaziiraradda Zanzibar ee Dalka Tanzania<\/p>\n<p>Saddaxdaan nin ee loo heysto Argagixisanimo \u00a0ayaa ka yimid Jaziiradda Zanzibar ee Dalka Tanzania waxaana lagu qabtay magaalada Wajeer ee Dulka soomalida ee kenya Maamusho sanadkii la soo dhaafay iyaga oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah.<\/p>\n<p>Sadexdaan nin ayaa lagu kala magacaabaa Mbarouk Ali Adibu oo 34 jir ah,Idarous Abdirahman oo 32 jir ah iyo Islahi juma oo isna 22 jir ah ayaa ka soo\u00a0 muuqday Maxkamda Talaadadii Shalay waxaana laga Xukumay oo arbaco ah.<\/p>\n<p>Saraakiisha Amaanka \u00a0ayaa sheegay inay ku qabteen ragaan deegaan Kutulo \u00a0iyaga oo doonayey in ay u safraan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ragaan sadexda ayaa xabsiga lagu haayay ilaa 19 Octobar 2018\u00a0 ayado oo lagu haayey baaritaan la xariira kiiskooda.<\/p>\n<p>Sadexdaan nin ayaa ku jira\u00a0 xabsiga Wajeer sida ay sheegeen ilo wareedyo Magacooda ka gaabsaday,in kabadan 50 tuhmane oo loo haysto falal argagixisano iyo dambiyo khatar ah ayaa ayaa ku jira Xabsiga Wajeer.<\/p>\n<p>Xukunkaan ayaa imaanaya ayadoo Xukumado xoojisay ladagaalanka waxa loogu yeero Argagisisada ka dib wareerkii Dusit 2 hotel Complex.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taalla Magaalada Wajeer ee Gobolka Soomaalida ee ay Kenya maamusho ayaa waxaa ka soo muuqday saddex nin oo ka soo jeeda Jaziiraradda Zanzibar ee Dalka Tanzania Saddaxdaan nin ee loo heysto Argagixisanimo \u00a0ayaa ka yimid Jaziiradda Zanzibar ee Dalka Tanzania waxaana lagu qabtay magaalada Wajeer ee Dulka soomalida ee kenya Maamusho sanadkii la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16267,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16266"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16266"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16266\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}