{"id":16091,"date":"2019-01-27T13:33:57","date_gmt":"2019-01-27T13:33:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16091"},"modified":"2019-01-27T13:33:57","modified_gmt":"2019-01-27T13:33:57","slug":"ciidankii-jabuuti-ee-lagu-weeraray-shabeelaha-dhexe-oo-gaaray-jalalaqsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidankii-jabuuti-ee-lagu-weeraray-shabeelaha-dhexe-oo-gaaray-jalalaqsi\/","title":{"rendered":"Ciidankii Jabuuti ee lagu weeraray Shabeelaha Dhexe oo gaaray Jalalaqsi."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Jabuuti ee xalay ka tagay Magaalada Jowhar, deegaanno dhowr ahne ay ku weerareen Al-Shabaab ayaa maanta tagay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Degmadaan ay maanta tageen ayay kolkii hore kasoo ambabaxeen shalay, iyaga oo Magaalada Jowhar u yimid in ay wadaan Gawaari Militari oo loo keenay.<\/p>\n<p>Dagaalka ku qabsaday Deegaanada Kiliga Shiinaha, Dhiin-Garas iyo Buurane, kadib waxa ay go&#8217;aan sadeen in ay hoydaan Deegaanka Fiidow.<\/p>\n<p>Gaadiidkaan ayaa qorshuhu ahaa in Magaalada Jalalqsi ay geeyaan ciidamo dhowaan badal lagu sameeyay balse dib u dhac ku yimid awgii shalay looga dajiyay Garoonka Diyaaradaha ee Jowhar.<\/p>\n<p>Duhurnimadii maanta ayay Ciidamada AMISOM tageen Magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan oo ay u socdeen.<\/p>\n<p>Saldhig ay ku leeyihiin Jalalaqsi ayay Ciidamadaan la galeen Xeradooda sida Mustaqbal uu u sheegay Gudoomiyaha jalalaqsi Maxamed Nuur Dabaashe.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sheegtay in Khasaare dhimasho iyo dhaawac ay gaarsiiyeen Ciidamada Jabuuti ee ku jira Howlgalka AMISOM oo ay weerarka ku qaadeen.<\/p>\n<p>Ma jiro ilo wareed xaqiijinaya khasaaraha dhabta ee kala gaaray Ciidamada Jabuuti ee ku jira Howlgalka AMISOM iyo Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Jabuuti ee xalay ka tagay Magaalada Jowhar, deegaanno dhowr ahne ay ku weerareen Al-Shabaab ayaa maanta tagay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Degmadaan ay maanta tageen ayay kolkii hore kasoo ambabaxeen shalay, iyaga oo Magaalada Jowhar u yimid in ay wadaan Gawaari Militari oo loo keenay. Dagaalka ku qabsaday Deegaanada Kiliga Shiinaha, Dhiin-Garas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16092,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16091"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16091"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16091\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}