{"id":16088,"date":"2019-01-27T13:18:29","date_gmt":"2019-01-27T13:18:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16088"},"modified":"2019-01-27T13:18:29","modified_gmt":"2019-01-27T13:18:29","slug":"kulamo-wali-ka-socda-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kulamo-wali-ka-socda-garowe\/","title":{"rendered":"Kulamo wali ka socda Garowe."},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ayaa Magaalada Gorowe ee Caasimada Maamulka Puntland kulamo wadatashi iyo is-xogwaraysi ah kula leh \u00a0Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Kulanka waxa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo Mudane Shariif Sh. Axmed, Madaxweynihii hore ee Puntland Sen.\u00a0 Cabdiraxmaan Maxamed Faroole,Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Masuuliyiin kale.<\/p>\n<figure style=\"width: 1024px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/1548591506407_1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"536\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Kulanka hada ka Socda Magaalada Garowe.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxda Dowlada iyo kuwa Dowlada Goboleedyada Dalka oo ay wehliyaan madaxweynayaashii hore ayaa ka qeybgalay calaama saarkii Madaxweynaah Puntland Siciid C\/llaahi deni oo xalay ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ayaa Magaalada Gorowe ee Caasimada Maamulka Puntland kulamo wadatashi iyo is-xogwaraysi ah kula leh \u00a0Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka. Kulanka waxa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo Mudane Shariif Sh. Axmed, Madaxweynihii hore ee Puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16089,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16088"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16088"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16088\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16089"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}