{"id":16083,"date":"2019-01-27T10:55:28","date_gmt":"2019-01-27T10:55:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16083"},"modified":"2019-01-27T11:07:58","modified_gmt":"2019-01-27T11:07:58","slug":"ciidanka-dowladda-oo-muqdisho-ku-qabtay-nin-askari-toogtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-muqdisho-ku-qabtay-nin-askari-toogtay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Dowladda oo Muqdisho ku qabtay Nin Askari toogtay"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay Nin ay sheegeen in uu toogtay Askari ka mid ah Ciidamada Dowladda.<\/p>\n<p>Askariga ayaa xilliga la tooganayay ku sugnaa Suuq Bacaad,waxaana ay xabadda uga dhacday madaxa halkaas oo dhaawac ahaan loogu qaaday isbitaallada.<\/p>\n<p>C\/Fitaax Axmed Cali oo ah Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Degmada Yaaqshiid, ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Askariga dhaawac isaga oo ah loo qaaday Isbitaalka sidoo kalena Ninka wax toogtay uu isna dhaawacyahay.<\/p>\n<p>C\/Fitaax ayaa sheegay in Askariga la toogtay uu ka mid ahaa kuwa maamulka degaanka Garasbaaley ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay Nin ay sheegeen in uu toogtay Askari ka mid ah Ciidamada Dowladda. Askariga ayaa xilliga la tooganayay ku sugnaa Suuq Bacaad,waxaana ay xabadda uga dhacday madaxa halkaas oo dhaawac ahaan loogu qaaday isbitaallada. C\/Fitaax Axmed Cali oo ah Guddoomiye ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1525,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16083"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16083"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16083\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}