{"id":16012,"date":"2019-01-26T09:03:30","date_gmt":"2019-01-26T09:03:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=16012"},"modified":"2019-01-26T09:21:17","modified_gmt":"2019-01-26T09:21:17","slug":"dhaxal-suge-u-dhashay-sucuudiga-oo-6-saac-gudahood-ku-waayay-5-xaas-iyo-359-milyan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dhaxal-suge-u-dhashay-sucuudiga-oo-6-saac-gudahood-ku-waayay-5-xaas-iyo-359-milyan\/","title":{"rendered":"Dhaxal Suge u dhashay Sucuudiga oo 6; saac gudahood ku waayay 5; Xaas iyo $359 Milyan"},"content":{"rendered":"<p>Mid ka mid ah Amiirrada dalka Sucuudiga ayaa ka qeybgalay Qamaar ama Bakhtiyaanasiib lagu qabtay Magaalada Sharmal Sheekh ee Dalka Masar.<\/p>\n<p>Dhaxal Suge Maajid Bin Cabdalla Bin Cabdla Casiis Aala Sucuud ayaa Qamaarka uu ka qeybgalay ku waayay Lacag dhan $359Milyan oo doollar iyo 5 ka mid ah sagaalka Xaas ee uu leeyahay.<\/p>\n<figure id=\"attachment_16013\" aria-describedby=\"caption-attachment-16013\" style=\"width: 615px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"wp-image-16013\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Shamoon.png\" alt=\"\" width=\"615\" height=\"629\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-16013\" class=\"wp-caption-text\">Cali Shamuun, Agaasimaha Madasha Qammaarreyda.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Agaasimaha Madasha Qammaareeyda,\u00a0Ali Shamoon, ayaa sheegay in shan ka mid ah Xaasaskiisa uu ku beddeshay $25Milyan oo doollar oo ka mid ahayd deynta lagu yeeshay.<\/p>\n<p>In Haweenka lagu deyn boxo waa naadir Adduunka oo dhan laakiin waddamada qaar ee Carabta ayey wali sharci ka tahay arrintan.<\/p>\n<p>Waxaa ay su&#8217;aal ka taagantahay waxa ay noqon doonaan xaasaska uu ku lumiyay Qamaarka, laakiin waxaa soo baxaya warar sheegaya in amiirrada ama dhaxal sugayaasha kale ee Sucuudiga ay dib u iibsan doonaan todobaadyada soo socda, haddii kale waxaa ay u badantahay in laga iibsado dalalka Yemen ama Qadar.<\/p>\n<figure style=\"width: 600px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/worldnewsdailyreport.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/saudprince2.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"315\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Saamix Shukri,Wasiirka arrimaha dibadda Masar.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Masar. Saamix Shukri ayaa sheegay in Dowladdiisu ay fudueyn doonto sidii Haweenkaas dib ugu laaban lahaayeen dalkooda Sucuudiga haddii ay suuragal tahay.<\/p>\n<p><strong>Lifaaqa hoose ka eeg warbixin dheeraad ah.<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/worldnewsdailyreport.com\/saudi-prince-loses-350-millions-and-5-of-his-wives-in-6-hours-at-the-casino\/\">https:\/\/worldnewsdailyreport.com\/saudi-prince-loses-350-millions-and-5-of-his-wives-in-6-hours-at-the-casino\/<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mid ka mid ah Amiirrada dalka Sucuudiga ayaa ka qeybgalay Qamaar ama Bakhtiyaanasiib lagu qabtay Magaalada Sharmal Sheekh ee Dalka Masar. Dhaxal Suge Maajid Bin Cabdalla Bin Cabdla Casiis Aala Sucuud ayaa Qamaarka uu ka qeybgalay ku waayay Lacag dhan $359Milyan oo doollar iyo 5 ka mid ah sagaalka Xaas ee uu leeyahay. Agaasimaha Madasha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[86,83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16012"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16012"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16012\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}